http://www.kulmiye.com/the-candidates/

Click here to see who is Musa Bihi Abdi

Who is MBA _ Resume

Arrow
Arrow
Slider

Boqortooyada Ingiriiska oo ku Hawlan Qorshe Midowga Afrika Lagaga Dhaadhicnayo Aqoonsiga Somaliland “Waa in la raadiyo mawqif caalami ah oo lagaga ilaalinayo in argagixisadu isku ballaadhiso goobaha la dariska ah ee sharciga isku maamula” Mr.Lord Eric Avebury, mudane ka tirsan Baarlamaanka Britain

Lord Eric Avebury, mudane ka tirsan Aqalka Sare Ee Baarlamaanka Britain Ee Loo Yaqaan (House Of Lords) London-(Jam/W.wararka)- Dawladda Boqortooyada Ingiriiska ayaa ku hawlan qorshayaal ay ururka Midowga Afrika kaga dhaahdicinayso aqoonsi buuxa oo la siiyo Somaliland, qorshahaas ujeeddadiisa ku tilmaameen mid lagaga hortegayo hortago in argagixisadu isku ballaadhiso goobaha sharciga iyo kala dambayntu ka jiraan ee ku yaal mandaqadda ...

Read More »

Taariikh Nololeedka Suldaan Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Cisman ILLAAHAY Naxariistii Janada Fardowsa Ha Ka Waraabiyee ( Sawiradii Aaska Marxuumka HalkanKa Daawo)

Taariikh Nololeedka Suldaan Cabdiraxmaan December 14th, 2008 Taariikh Nololeedka Suldaan Cabdiraxmaan Suldan Cabdiraxmaan Sh. Muxumed waxaa uu yaraantiisii ku barbaaray kuna hanaqaaday Kilalka Shanaad ee Itoobiya, halka uu xiligii dhalinyaranimadiisii uu ku qaatay magaalada Hargeisa halkaas oo uu la shaqayn jiray dawaladihii reer galbeedka ee dagaal waynihii labaad ee dunida isku hayay. Suldan Cabdiraxmaan Sh. Muxumed shaqooyinkiisii bulsho iyo nabadeed ...

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Axmed Siilaanyo oo Socdaal ku Tagay Oodweyne

Burco(Oodweynenews)-Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Somaliland ugu Weyn ee Kulmiye Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Safar ugu Baxay Deegaanada Gobolka Oodweyne oo ay Hada ka Socoto Is-Diwaan Galintu, ka dib Markii wefti uu Gudoomiyuhu Hogaaminayaa Shalay Socdaal kan la Mid ah Ku Yimaadeen Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer Gudoomiye Siilaanyo oo ay Weftigiisa ku Weheliyaan Xubno Sar sare oo ka Mid ah ...

Read More »

” Inaalilaahi wa innaa ilahayhi raajacuun” Dhambaalo Tacsiyadeed:Marxuum Suldaan Cabdi-raxmaan Sheikh Muxumad Cismaan

Dhambaalo Tacsiyadeed:Marxuum Suldaan Cabdi-raxmaan Sheikh Muxumad Cismaan (Marxuum Suldaan Cabdiraxmaan) TACSI Waxaan tacsi u dirayaa qoyskii, eheladii iyo dhammaan ummadda reer Somaliland oo aan uga tacsiyadaynayo geeridii ku timid Suldaan Cabdiraxman Sheikh Muxumed oo dhawaan ku geeriyooday laguna aasay magaalada Hargeisa. Suldaan Cabdiraxman wuxuu ka mid mid ahaa Salaadiinta waawayn ee Somaliland wuxuuna ahaa oday muuqaal, maamuus iyo magacba ku ...

Read More »

Diiwaangalinta Iyo Sawirada Quruxda Badan Ee Aanu Ka Soo Xiganay Shabakada Togdheernews

Muwaadiniintiii Gobolka Togdheer safaf dhaadheer ku jira sidii ay isu diiwaangalin lahaayeen. wararku waxay sheegayaan in tirada muwaadiniinta maanta is diiwaangalisay ay aad u badnayd, maalmaha soo socdana la filayo in muwaadiniin aad u badani inay waajibkooda is diiwaangalinta soo gutaan. Waa Sawir muuqaalkiisu inna tusayo hawlwadeenada gudaha xafiisyada ku jira oo diiwaangalinaya muwaadin u dhashay gobolka Togdheer Gudoomiye ku ...

Read More »

Diiwaangalintii Codbixiyeyaasha Gobolka Togdheer Oo Si Rasmi Ah Uga Bilaabantay Gobolka (Waxaanu Ka Soo Xiganay Gabilaynews)

Sunday, December 14, 2008 Diiwaan Gellinta codbixiyeyaasha Doorashooyinka Somaliland oo saaka Ka bilaabantay G/Togdheer (sawiradii Diiwangalinta Burco) Diiwaan Gellinta codbixiyeyaasha Doorashooyinka Somaliland oo saaka Ka bilaabantay G/Togdheer. Burco(Gabileynews)- Diiwaan gelinta codbixiyeyaasha doorashooyinka Somaliland ayaa saaka 6dii subaxnimo ka bilabantay guud ahaan gobolka togdheer. magaalada Burco ayaa saaka la ciirciiraysay siyaasiyiin,dadweyne iyo gaadiidka kala duwan. maanta iyo diiwangalinta gobolka Togdheer Waxa ...

Read More »

Diiwaangalinta Codbixiyeyaasha Gobolka Togdheer Oo Ka Bilaabantay Gobolka Iyo Wararka Shabakadaha Reer Somaliland (Waxaanu Ka Soo Xiganay Hadhwanaagnews)

Diiwaan-gelintii Codbixiyayaasha Oo Gobolka Togdheer Si Rasmi Ah Maanta Uga Bilaabantay Iyo Masuulilyiin Tira Badan Oo Kormeer Ku Marayaya Gobolka.(Muuqaalka dadweynaha Gobolka Togdheer Oo Isdiwaangelinayaa) Hadhwanaag 2008-12-13 (Hadhwanaagnews) Burco(HWN):- Guud ahaanba Gobolka Togdheer ayaa Maanta Si Rasmi ah waxa uga Bilaabantay Diwaangalinta codbixiyayaasha Somaliland, isla markaana waxa ku sugan Magaaladda Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Md. Axmed ...

Read More »

Diiwaangalinta Codbixiyeyaasha Gobolka Togdheer Oo Ka Bilaabantay Gobolka Iyo Wararka Shabakadaha Reer Somaliland (Waxaanu Ka Soo Xiganay Somaliland.org)

Diiwaan-gelinta Cod-bixiyayaasha Oo Ka Bilaabantay Gobolka Togdheer,Masuuliyiin Mucaarad Iyo Muxaafadba Leh Oo Yimi Gobolka. December 13th, 2008 Hargeysa(Somaliland.Org) Hawsha diiwaan-gelinta cod-bixiyayaasha doorashooyinka ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabantay guud ahaan deegaamada gobolka Togdheer,Ayadoo diiwaan-gelintu ay ka bilaabantay 196 goobood ee loo qoondeeyay gobolka Togdheer. Gudoomiye ku-xigeenka komishanka doorashooyinka Cali Maxamed Cabdale “Cali Biikolo” oo warbaahinta kula hadlay xarunta gudiga ...

Read More »