http://www.kulmiye.com/the-candidates/

Click here to see who is Musa Bihi Abdi

Who is MBA _ Resume

Arrow
Arrow
Slider

Gudoomiyayaasha Sadexda Xisbi Qaran Oo Kulan Ka Yeeshay Arimo Door Ah.

Gudoomiyayaasha Sadexda Xisbi Qaran Oo Kulan Ka Yeeshay Arimo Door Ah. November 29th, 2008 Hargeysa(Somaliland.Org) Gudoomiyayaasha sadexda xisbi qaran ee UCID,KULMIYE iyo UDUB ayaa maanta yeeshay kulan ay kaga wada hadlayeen sidii loo meel marin lahaa heshiis ay sadexda xisbi hore ugu kala saxeexdeen arimo la xidhiidha hawlaha doorashooyinka iyo sidii loo wada samayn lahaa gudi dhex ah oo la ...

Read More »

Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Reer Miyiga Md Fu’aad Adan Cade Oo Ku Soo Biiray Xisbiga Kulmiye

“waxaan ahay nin wayn ee Ina Rayaale oo Somaliland haysta inaan dhinto dooni mayo”….Wasiirkii Hore Ee Reer Miyiga Fu’aad Aadan Cade Hargeysa(Somaliland.Org) Wasiirkii hore ee Deegaanka iyo Horumarinta reer Miyiga Fu’aad Aadan Cadde ayaa maanta ku biiray Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE. Munaasibad loo qabtay ku-biiritaanka Fu’aad ee Xisbiga KULMIYE oo ka dhacday Xarunta dhexe ee Xisbiga KULMIYE ayaa waxa ...

Read More »

Wasiirka Arimaha Gudaha Cabdilahi Ciro Ayaa Ku Eedeeyay In Argagixisada Alshabaab Ka Dambaysay Qaraxyadii Dalka ka Dhacay 29kii Bishii Oktobar

November 27th, 2008 Hargeysa (Somaliland.Org) Wasiirka daakhiliga C/llaahi Ismaaciil Ciro ayaa sheegay in qaraxyadii 29-kii bishii hore ka dhacay gobo ku yaala caasimada Hargeysa inay ka dambeeyeen ururka Al-shabaab,ka dib markii uu maanta shirjaraa;id oo uu xafiiskiisa ku dhawaaqay natiijadii ka soo baxday baadhista weeraradii ismiidaaminta ahaa ee 29-kii October 2008 lala beegsaday Madaxtooyada, Xafiiska Safaaradda Itoobiya ku leedahay Somaliland ...

Read More »

Furitaanka Xafiiskii Somaliland Ee Kenya Oo Muddo Sannad Ah u Xaniban Kharash La’aan Iyo Dawlada Kenya Oo Ruqsadii Kala Noqonaysa, Wasiir Cawilna Waxa Uu Nairobi Ka Dhistay Laba Guri Oo Ay Dhex yaalaan Gawaadhi Uu Ku Jiro Prado Aanay Rasaastu Karin

(Somaliland.Org) – Dawladda Kenya ayaa qarka u saaran inay rukhsaddii kala noqoto xafiis ay hore u ogolaatay in ay dawladda Somaliland ka furato caasimadda Kenya ee Nairobi, kadib markii ay wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Somaliland la daahday sidii ay uga furan lahayd Nairobi ee uu u noqon lahaa mid taabo galay. Ilo xog-ogaal ah oo arrinta aanu ka waraysanay ayaa ...

Read More »

Xaflad Garabka Haweenak KULMIYE Ee West LONDON Soo Qaban Qaabiye

Midig: Gudoomiye Ibrahim Hussein,XildhibaanAxmed Weyne iyo Abdixakiim Sulub, Xafladdii garabka haweenka xaafada West London ee KULMIYE ay ku qabatay kuna so dhawayeen Marwo Amina Waris oo ah Marwada Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE isla markaasina ah musharaxa madaxweynaha xisbiga KULMIYE doorshada sosocota 2009. Xafladaasi oo ay ka soo qaybkaleen martishaf ay ka mid yihiin xildhibaan axmad weyne oo ka tirsan golaha wakiilada ...

Read More »

Tacsi uu Dirayo Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE

Tacsi uu Dirayo Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md. AHMED MAXAMED SILAANYO, isaga oo ku hadlaaya Magaciisa, kan Xubnaha Xisbiga iyo taageerayaasha, waxa uu Tacsi u dirayaa qoyskii, qaraabadii iyo eheladii ay ka baxday Marxuumad, Cibaado Cali Xasan oo Sabtidii 22/11/2008 ku geeriyootay Magaalada Magaalada Burco. Guddoomiyuhu wuxuu si gaar ah uga tacsiyeynayaa Geerida Marxuumadda, Mataan Xuseen Geelle. Guddoomiyuhu ...

Read More »

Xaflad Ah Garabka Haweenka Ee Xisbiga, Waa Maalintee? Maalintintu Waa Sabtida Bisha Nov 22,2008 Saacaduna Tahay 5.00 Galabnimo, Oo Goobtuna Dee Waa Halkee? Haa, Goobtuna Waa Hee,OAK TREE COMUNITY CENTER, OSBORNE ROAD, ACTON W3

November 20th, 2008 Waxaa dhamaan muwaadiniintaa reer Somaliland eek u dhaqan London la ogaysiinayaa in Sabtidan oo ay tariikhdu tahay 22ka bisha November ay ka soo qayb galaan shir aysoo qaban qaabiyeen Garabka Haweenka ee xisbiga KULMIYE UK. Shirkan waxaa inoogu marti yihiin Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Somaliland oo ay ka mid yihiin: 1. Xildhibaan: Axmed Weyne 2. Xildhibaan: Pr ...

Read More »

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo qaabiley Wefti ka socda dowladda Jabuuti

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo qaabiley Wefti ka socda dowladda Jabuuti November 17th, 2008 Hargeysa (Somaliland.org) – Guddoomiyaha Xisbiga ugu weyn mucaaridka Somaliland ee KULMIYE, mudane Axmed Maxamed Siilaanyo oo ay weheliyaan xubno sare oo ka tirsan hoggaanka xisbiga ayaa saaka kulan kula yeeshay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa, Wasiirka Maaliyadda Jabuuti, mudane Cali Faarax Casoowe iyo wefti uu hoggaaminayo oo ...

Read More »