http://www.kulmiye.com/the-candidates/

Click here to see who is Musa Bihi Abdi

Who is MBA _ Resume

Arrow
Arrow
Slider

Madaxweynaha Jamhuuriyada Djibouti, Md Ismaaciil Cumar Geelle Ayaa Markii U Horeysay Dadka Reer Somaliland Ku Ammaanay Nabadda Iyo Diganaanshaha Ay Ka Sameeyeen Dalkooda 17-kii Sannadood Ee Ay Dhibaatooyinka Iyo Dagaaladu Daashadeen Dalka Somalia

(Madaxweynaha Jamhuuriyada Djibouti Ismaaciil Cumar Geele iyo Calanka Dalkiisa Djibouti) anshiyo haddii ay ku nool yihiin dadkoodiina ixtiraam bay mudan yihiin” Djibouti, October 1, 2008 (Haatuf) – Madaxweynaha dalka Djibouti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii u horeysay dadka reer Somaliland ku ammaanay nabadda iyo diganaanshaha ay ka sameeyeen dalkooda 17-kii sannadood ee ay dhibaatooyinka iyo dagaaladu daashadeen dalka Somalia, isagoo ...

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Axmed Siilaanyo Oo Munaasabada Ciida U Hambalyaynaya

Ciid Wanaagsan Hambalyooyinka Ciidda Hambalyada Ciidda ee Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE September 29th, 2008 Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md. Ahmed Mohamed Siilaanyo isaga oo ku hadlaya magaciisa iyo kan xisbiga KULMIYE, Waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa guud ahaa ummadda Muslinka, gaar ahaan shacbiga reer Somaliland, isaga oo ugu hambalyeynaaya Munaasibadda CIIDAL FIDRIGA. Waxa uu ilaahay uga baryayaa inuu sannadkan sannadkiisa ...

Read More »

Dahir Rayaale Kaahin Ayaa Shalay Ku Soo Guryo Noqday Dalka Kadib Markii Uu Todobaadyo Ku Soo Tamashlaynayay Dalalka Yurub Heshiisyo Ganacsina Uu La Soo Saxeexday Sharikado Kale Oo Bug Ah.

Faalada Maanta Kulmiye.org- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Dahir Rayaale Kahin ayaa ku soo guryo noqday dalka shalay kadib markii safaro aanu hore loo shaacin ugu ambabaxay dalalka Yurub ta galbeed. Madaxweyne Rayaale , ayaan cidina waxba ka ogayn cidna an waxba kala socodsiin safarada qarsoodiga ah ee uu dalka kaga ambabaxo, dalalka u soo boqanayo, ujeedooyinka safarkiisa , cida martiqaadka u ...

Read More »

Somaliland: KULMIYE Statement on the Horn of Africa

Somaliland: KULMIYE Statement on the Horn of Africa September 27th, 2008 Dr. Mohamed A. Omar September 26, 2008 Drawing on a reputation for neutrality and commitment to peace, Somaliland´s KULMIYE PARTY is in favour of a peaceful means for resolving all the disputes in the Horn of Africa. Our vision for the region´s stabilisation reflects on this principle and is ...

Read More »

Baaqyo Taageeraya Go’aanka Gudidii Turxaansaarka Ee Kulmiye

Baaq taageero go’aankii gudiga dhexdhexaadinta. Gudidda Xisbiga Kulmiye ee Stockholm waxay baaq taageero ah u soo jeedineyaan go’aanka gudidda dhexdhexaadintu ku soo afjartey khilaafkii xisbiga Kulmiye dhexdiisa ka dhashey. Waxaanu idiinku taageersanahay go’aanka aad ku soo afjarteen khilaafkii, waxaanu ku boorineynaa in labadii dhinac ee khilaafku ka dhex dhashashey ay u hogaansamaan go’aamada, wixii dhimman ee ku cayiman go’aamadana dhakhso ...

Read More »

Mudane Axmed Xaji Cali Cadami Oo Ka Mid Ahaa Labadii Muashrax Ee Ka Duday Doorashadii Musharaxiinta Golaha Dhexe Ee Shirkii Burco Oo Ku Qancay Go’aankii Gudida Turxaansaarka

Faallo Mudane Axmed xaji Cali Cadami iyo xubno gaadhaya illa 50 qof oo isugu jira xubno golaha dhexe ka tirsan iyo xubno taageeroyaal ah ayaa xalay kaga dhawaaqay magaalada Hargeysa inay si wanaagsan ugu qanacsanyihiin go’aanka ay soo gooyeen gudidii turxaansaarka ee ka tirsanayd labada dhinac oo ahaa 8 oday. Dhamaan taageerayasha xisbiga Kulmiye ee dalka gudihiisa iyo dabadiisuba waxay ...

Read More »

Cabdiraxmaan manta maaha ninkii ka cadhoon lahaa Kulmiye ( Waa Maqaal UU Qoray Ibrahin Yusuf Bulay)

OPINION September 25th, 2008 Islaan baa beri inanteedii qudha ee ay dhashay nin ka guursadey. Mudo dhowr bilood ah ayaa islaantii inanti dusha ka waraysanaysey, oo ay ay toyanesysey bal in gabadha caloosheeda wax galeen, markay negativekii batay ayaa islaantii inantii xageedii u sadcaashay. Inantii islaantii way sooryeysey, oo iyad iyo inanteedii habeenkii la is warystay. Subixii markii waagu beryey ...

Read More »

Shirguddoonka Golaha Wakiillada oo dalka kusoo laabtay

Shirguddoonka Golaha Wakiillada oo dalka kusoo laabtay “Anaga namay martiqaadin Shirkad Heshiis kula jirta Somaliland” Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Hargeysa (Ogaal)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo uu weheliyo Guddoomiye-kuxigeenkiisa koowaad Cabdicasiis Maxamed Samale oo safar in ku dhow laba todobaad qaatay ugu maqnaa wadamo ka tirsan qaaradda Yurub, ayaa shalay dalka dib ugu soo laabtay. Shirgudoonka Golaha ...

Read More »