http://www.kulmiye.com/the-candidates/

Click here to see who is Musa Bihi Abdi

Who is MBA _ Resume

Arrow
Arrow
Slider

Axmed-Siilaanyo oo Wasiirro ka Tirsan Xukuumadda ku Eedeeyey in ay ka Dambeeyeen Warbixin Laga Qoray Xisbigiisa

“Waa warbixin mar hore soo baxday oo ay Somaliland gudaheeda ka diyaariyeen dad cadow ku ah KULMIYE oo la garanayo, kana mid yihiin Cawil, Cabdillaahi Ducaale iyo….” Hargeysa (Jam)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa markii ugu horreysay caddeeyey mowqifka xisbigiisa ee ku wajahan xidhiidhka dalka ay Itoobiya deriska yihiin ee Eritrea iyo aragtidiisa ...

Read More »

Hogaanka Xisbiga Kulmiye Oo Aqbalay Go’aamada Gudida Turxaansaarka Shirkii Burco Iyo 7 Xubmood Oo Cabdiraxman Ku Jiro Oo Diiday Go’aankaas

Cabdiraxmaan Aw Cali iyo xubno ka tirsan kooxdiisa oo ku gacansaydhay go’aamada Xeerbeegtida KULMIYE September 25th, 2008 Hargeysa (Somaliland.org) – Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax iyo xubno dhawr ah oo ka tirsan kooxdiisa ayaa deedafeeyey go’aanka iyo talooyinka guddida Xeer-beegtida ahi ka soo saareen khilaafkii ka dhashay shirkii Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE ee lagu qabtay magaalada Burco, iyaga oo sheegay ...

Read More »

Bulaalow Horta Waad Hadashay Intii Mooyahaaga Kuu Qadi Karayay In Aad Ku Tumato Qiime Ay Kuugu Fadhidayba

Opinion Bulaalle, Bulaalow ,  ma waxaad naga dhaadhicinaysaa adiga oo ah Bullaale inaad KULMIYE duco, nasteexo iyo masaxlad ula socotay inaad ku kala dhexgasho ? Dee taasi waxay ka digantahay Bulaalow waxaan ahay dhurwaa ama waraabe hadana waxba ma cuno labadaasina isma raacaan, waana wax aan galayn caqliga dadka miyirka qaba. arintaasna kolay lagagu garay hadaad is lahayd waa kuwa ...

Read More »

Laylatul-Qadr is in the last ten nights of Ramadan Laylatul-Qadr is in the last ten nights of Ramadan “When the (last) ten started, the Prophet (sallallahu `alayhi wa sallam) would tighten his izaar (i.e. he stayed away from his wives in order to have more time for worship), spend the whole night awake (in prayer), and wake up his family.” [Al-Bukhari and Muslim] By Ahmed Arwo

Ramadan and Rahma- 2 Ahmed Arwo Laylatul-Qadr is in the last ten nights of Ramadan “When the (last) ten started, the Prophet (sallallahu `alayhi wa sallam) would tighten his izaar (i.e. he stayed away from his wives in order to have more time for worship), spend the whole night awake (in prayer), and wake up his family.” [Al-Bukhari and Muslim] ...

Read More »

Faysal Cali Waraabow “Fudayd Yaanu Ku Qaadin Ee Jawaabtaada Ka Fiirso” Maqaal Jawaab Ah Oo Uu Qoray C/Samad Sh Xasan Meecaad

Opinion Md Faysalow Cali Waraabow , siduu md Axmed Siilaanyana uu warsaxaafadeedkiisa ku sheegay Adna aad siduu ahaa u Qirtay in reer Kulmiye kugu Yidhaahdeen Anagaa hadaanu nahay reer Kulmiye hawshayada turxaansaarka ah Dhamaysanayana maxaa ku jabnaa, ma intaa wax ka duwan baa jawaabtaadan deg dega ahayd kaliftay mise wax kalaa jiray? intaa se aan ku dhaafo Faysal Cali Waraabe ...

Read More »

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Waxa uu Tacsi U Dirayaa qoyskii iyo Eheladii Uu Ka Geeriyooday Marxuum Keyse Ahmed Xandule.

<!– –> Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Waxa uu Tacsi U Dirayaa qoyskii iyo Eheladii Uu Ka Geeriyooday Marxuum Keyse Ahmed Xandule. () Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md. Ahmed Mohamed Siilaanyo, isaga oo ku hadlaaya Magaciisa, kan Xubnaha Xisbiga iyo taageerayaasha, waxa uu Tacsi u dirayaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuun Kayse Ahmed Xandule, oo xalay 17.09.2008 ku geeriyooday Magaaladda Hargeysa. ...

Read More »

Miyaanay daw ahayn Inay darka kuu galaanoo Intay idiin doojiyaan Galaanka idiin daraan, Waa Murtidii Abwaan Cabdillahi Dabay

OPINION Heestan waxay ka turjumaysaa wacyiga ka taagan Somaliland, oo nidaamkii curdanka ahaa iyo hankii bulshadu hiigsanaysay oo maanta sii gudhaya, cidii maamaulka iyo talada gacanta ugu haysayna aad ka dareemaysid inaan talaba layska waydiinin meesha wax loo wado iyo meeshay u socdaan. Waxay maanta marayaan habkii iyo siyaasadii keli taliskii.Heestan oo magaceeda layidhaahdo (Baraarug), waxaa bulshada somaliland lagu dareensiinayaa, ...

Read More »

Cabdiraxmaan Aw Cali oo beeniyey inuu la kulmay Riyaale iyo inuu xidhiidh la sameeyey UCID

September 15th, 2008 Hargeysa (Somaliland.org) – Muj. Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax ayaa beeniyey inuu la kulmay Daahir Riyaale Kaahin iyo in kooxdiisu xidhiidh baayactan la samaysay xisbiga UCID, waxana uu ku tilmaamay wararkaas oo ay faafiyeen warbaahinta internetka iyo wargeysyada Hargeysa qaarkood been-abuur aanay waxba ka jirin. Cabdiraxmaan Aw Cali oo xalay telefoonka ugu warramay Wargeyska Haatuf, waxa uu yidhi, ...

Read More »