http://www.kulmiye.com/the-candidates/

Click here to see who is Musa Bihi Abdi

Who is MBA _ Resume

Arrow
Arrow
Slider

Laanta Norway Ee Xisbiga Kulmiye Oo Gudi Cusub Doortay

(Laanta Norway ee Xisbiga Kulmiye oo Guddi Cusub dooratay. ) Oslo, Norway –Shir ballaadhan oo ay isugu yimaadeen xubnaha Laanta xisbiga Kulmiye ee Norway 29-kii bishan june ayaa lagu doortay guddi cucub, laguna falanqeeyey arrimo badan oo muhiim ah. Arrimaha lagu gorfeeyey shirka ayaa badi ku saabsana danaha iyo ujeedooyinka Laanta Kulmiye ee Norway. Ugu horrayn wuxuu shirweynuhu ansixiyey xeer ...

Read More »

Shixnad Lacag cusub ah oo u soo degtey Daahir Riyaale

Shixnad Lacag cusub ah oo u soo degtey Daahir Riyaale June 18th, 2008 Berbera (Somaliland.org) – Shixnad lacag Shilin Somaliland cusub ah oo uu soo daabacday hoggaamiyaha xisbiga talada haya, Daahir Riyaale ayaa maanta dalka soo gaadhey. Shixnaddaa lacagta ah oo ay siddey Diyaarad khaas ahi waxay maanta duhurkii ka soo degtey Gegida Diyaaradaha ee magaalada Berbera, waxaana lagu qiyaasay ...

Read More »

Shirkii Laanta Norway Iyo Go’ aamadii Ka Soo Baxay, Daawo Sawirada

Shirweyn uu Laanta Norway ee Axadii 08.Jun.2008 iyo Goamadii ka soo baxay (Daawo Sawirada) June 17th, 2008 Shirweyn uu Laanta Norway ee Axadii 08.Jun.2008 iyo Goamadii ka soo baxay. Waxaa shirweyn hordhaca isagu yimid xubno badan oo ka mid ah Kulmiye Norway, shirkaas oo hordhaca ahaa waxaa laga hadlay 3 qodob ee soo socda:   Ansixinta Sharcigii Laanta oo dhamays ...

Read More »

Xildhibaan Golaha Wakiillada Somaliland Ka Tirsan,Oo Heshiiska Mucaaridka iyo Xukuumaddu Wada Gaadheen Sharci-darro Ku Tilmaamay.

Xildhibaan Golaha Wakiillada Somaliland Ka Tirsan,Oo Heshiiska Mucaaridka iyo Xukuumaddu Wada Gaadheen Sharci-darro Ku Tilmaamay. (Cabdiraxmaan Saylici) hadhwanaag 2008-06-04 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN)- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile, oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland,ayaa sharci-darro ku tilmaamay heshiiska ay Xisbiyada Mucaaradka ah iyo Xukuumaddu dhawaanta gaadheen, marka loo eego qaabka ay u wajaheen, isla markaana waxa uu tilmaamay in aan Madaxweyne Rayaale ...

Read More »

Maanta Waa Dharaartii Ciidu Ii Dhawaaqdoo Waa Dharaatii Dhiigaygu Kacayoo Waa Dharaataan Dhudunkayga Muujee Waa Dharaartii Maanta Waa 27 May Geesiyaashii SNM Ay Soo Galeen Magaalada Burco, Faqashna Fadalkeeda Geelu Ka Cabbay !

. Burco (Somaliland.org) – Xuska Sanadguuradii 20aad ee ka soo wareegaty 27-May 1988, markii ay Xoogagii SNM soo galeen gudaha dalka, gaar ahaan magaalada Burco ayaa maanta lagu qabtay fagaaraha khayriyada ee magaalada Burco. Xuska munaasibadan oo ay soo qabanqaabiyeen maamulka degmada Burco, ayaa waxa ka qaybgalay qaar ka mid ah saraakiishii sare-sare ee ururkii SNM maamulada degmada iyo gobolka ...

Read More »

Hambalyo Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE dirayo oo ku aaddan Maalmaha Xusuusta Mudan Ee 27/31 May

May 27th, 2008 Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md. Ahmed Mohamed Siilaanyo isaga oo ku hadlaya magaciisa iyo magaca xisbiga KULMIYE, Waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa guud ahaa shacbiga reer Somaliland, Mujaahidiinta Ururka SNM, Agoomahoodii iyo Naafadoodiiba, isaga oo ku hambalyeynaya maalmaha xusuusta weyn mudan ee 27/05/2008 iyo 31/05/2008, ee ku beegan guddo-galkii Magaalooyinka Burco 27/05/1988 iyo Hargeysa 31/05/1988. Waxa ...

Read More »