http://www.kulmiye.com/the-candidates/

Click here to see who is Musa Bihi Abdi

Who is MBA _ Resume

Arrow
Arrow
Slider

Xuskii ugu ballaadhnaa oo maanta magaalada Burco loogu sameeyey 20guurada Gudagalkii SNM ee 27 May

. Burco (Somaliland.org) – Xuska Sanadguuradii 20aad ee ka soo wareegaty 27-May 1988, markii ay Xoogagii SNM soo galeen gudaha dalka, gaar ahaan magaalada Burco ayaa maanta lagu qabtay fagaaraha khayriyada ee magaalada Burco. Xuska munaasibadan oo ay soo qabanqaabiyeen maamulka degmada Burco, ayaa waxa ka qaybgalay qaar ka mid ah saraakiishii sare-sare ee ururkii SNM maamulada degmada iyo gobolka ...

Read More »

Shirweynihii Xisbiga Kulmiye Sweden oo Gudi Cusub Lagu doortay.

Shirweyne ay yeesheen taageerayaasha iyo xubnaha xisbiga KULMIYE Sweden kana dhacay Caasimada labaad ee Gothunberg ayaa lagu doortay Gudigii hogaaminta Ee xisbiga Kulmiye Sweden. Ergooyinkaa oo ka kala yimi gobalada kala duwan ee wadanka ayaa waxay si saraaxadle uga doodeen Ajandayaashii horyaaley shirweynaha Kulmiye Sweden.Ugu horayn waxaa shirka ku furay aayado quraan ah Sheekh ibraahim Ismaaciil ,waxa uga danbeeyey oo ...

Read More »

Qaytii 2aad ee kumuu ahaa AHN Maxamed Xaaji Ducaale (The man of the East)

Qaytii 2aad ee kumuu ahaa AHN Maxamed Xaaji Ducaale (The man of the East) Intaanan qaybta 2aad gelin waxan ka cudur-daaranayaa qalad madbaci ah oo ku baxay qaybtii hore, kaasoo ahaa markuu qabtay Caaqilnimada 1935. maaha sidaas, markaan hubiyey waxay ahayd dhamaadkii 1946 ama horaantii 1947. An guda galo qaybtii 2aad iyo kifaaxii AHN Maxamed X. Ducaale e’, Wuxu kasoo ...

Read More »

Prof. Ismaaciil Muumin Aare Iyo Madax Xisbiaga Kulmiye Ka Tirsan Oo La TaKooray Loona Diiday Inay Xafaladii 18ka May Ee Boorama Ka Hadlaan

May 20th, 2008 “Lama Joogo Waklhti La Sacabbiyo” Ismaaciil Muumin. Boorama, May 19, 2008 (Haatuf) – Prof. Ismaaciil Muumin Aare oo ah musharax jagada Madaxweyne ku-xigeenka ee xisbiga Kulmiye iyo masuuliyiinta xisbigaasi ee gobolka Awdal ayaa dareen cadho leh ka muujiyey sidii looga takooray dabbaaldegga munaasabadda 18 May ee Boorama lagu qabtay shalay, taas oo ka dambaysay kadib markii loo ...

Read More »

Hoggaamiyayaasha Saddexda xisbi oo Dadweynaha Hargeysa, Burco iyo Boorame kala qaybgalay xuska 18ka May iyo Nuxurka Khudbadihii ay u jeediyeen

Hoggaamiyayaasha Saddexda xisbi oo Dadweynaha Hargeysa, Burco iyo Boorame kala qaybgalay xuska 18ka May iyo Nuxurka Khudbadihii ay u jeediyeen May 18th, 2008 Hargeysa (Somaliland.org) – Hoggaamiyayaasha Saddexda xisbi ee Somaliland ayaa maanta kala qaybgalay xuska munaasibadda 18ka May dadweynaha magaalooyinka Hargeysa, Burco iyo Boorame, iyaga oo khudbado uga jeediyey dadweynaha fagaarayaal. Guddoomiyayaasha Saddexda Xisbi Qaran: mudane Daahir Riyaale Kaahin ...

Read More »

CIID Wanaagsan Munaasabada Xuska 18ka May, Gudoomiyaha Xisbiga Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Dadweynaha reer Burco La Dabaal degi Doona Munaasabada Weyn ee Xuska 18ka May Oo ah Dib Ula soo Noqoshadii Qaranimada Somaliland

Burco- Guddoomiyaha Xisbiga md Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo ay la socdaan xubno ka tirsan hoggaanka sare ee xisbiga ayaa caawa soo gaadhey magaalo madaxda gobolka togdheer ee Burco . Gudoomiyaha xisbigu Waxa uu maalinta berri ah oo ku beegan 18ka May dadweynaha magaalada Burco kala qaybgeli doona xuska Sannad-guurada 17naad ee dib ula soo noqoshada iyo Goonni isu taagga ...

Read More »

Qosolka Mucaaradku Ma Dhabbaa?

Opinion Axmed Xaji Yuusuf Ducaale Aad baan uga xumahay in madaxdii macaaradku shuruud la’aan ku horfadhiistaan ina Riyaaloo dayaxiisu dhacay. Su’aal ma’ iyadoo Ilaahay ina Riyaale mudadaynu ixtiraamayney inaga dhameeyey ayaad ula hadlaysaan, sidii wax dhaafsan Gudoomiye UDUB? Waxay ahayd inay u hadlaan waa mucaaradka e’ waxay dadweynuhu doonayaan oo ah in dulmiga iyo dilka la’ caadeystey la’ joojiyo Waxay ...

Read More »

Time is Up Mister

Ali Gulaid, San Jose, CA Opinion Read carefully and follow the instructions. The game is over. Be gracious, don’t over stay and develop an Exit Strategy. At best, negotiate to remain as an interim care-taker and at worst as a member of a governing coalition. The people of Somaliland were, in the first place, too generous and too forgiving to ...

Read More »