http://www.kulmiye.com/the-candidates/

Click here to see who is Musa Bihi Abdi

Who is MBA _ Resume

Arrow
Arrow
Slider

waa rafashadii u danbeysey ee hala’ dul qaato.

Opinion Saturday, 10 May 2008 Dadka jecel daneeya walaalnimada wanaagga wada-joogga wada-jirka wax-qabadka iyo Waddanka Somaliland waxay wer-wer badan ka qabaan weedhaha qaawan, wararka weecsan, waajibka qaadhay, weydaynta dhaqaale, waxaad rabto-falkaa wasiirada, wakiillo-madasood ka qooqa madaxweynaha iyo an idhaahdo weerarka askariga ee waaberyaba joogta. Waxsaanan dan iyo muraadtoonna uga lahayn way ii caddahay waxay ku danbayn doonto murti carbeed baa ...

Read More »

Deeqbixiyayaasha oo go’aansaday in aanay lacag ku bixin Diiwaangelinta Codbixiyayaasha ee Somaliland

Deeqbixiyayaasha oo go’aansaday in aanay lacag ku bixin Diiwaangelinta Codbixiyayaasha ee Somaliland May 10th, 2008 Hargeysa (Somaliland.org) – Deeqbixiyayaasha Somaliland ka caawiya Doorashooyinka iyo hannaanka Dimuqraaddiyadda ayaa shaaca ka qaaday inay joojiyeen lacagtii ay ugu talagaleen diiwaangelinta codbixiyayaasha ee doorashooyinka Somaliland ee soo socda. Waxayna shuruuddo ku xidheen lacagta ay u hayaan doorashooyinka Madaxtooyada iyo Dowladaha Hoose oo ay ballanqaadeen. ...

Read More »

Rayaale’s Catch Me If You Can Games Continues

Opinion Riyale’s Catch Me If You Can Games Continues Riyaale is sacking Suleiman Mohamoud Adan to crown Ahmed Abdi Habsade. Now that he has lost the trust of the people who voted for him and changed his democratic entrance to the presidency into a meaningless dictatorship, he has no choice but to build alliance with those he thinks sit in ...

Read More »

Ka Xamaan Ururso Dahirow Wakhtigu Wuu Is Gurayaaye

Ka Xamaan Ururso Dahirow Xiligu Wuu Is Gurayaaye Faalo Waxaa shan sanadood laga jooga maalintii Dahir Rayaale madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland loo caleema saaray markii uu xibigan Kulmiye aqbalay doorasho mugdi badan iyo madmadowba lahayd oo 80 cod oo kaliya Dahir Rayaale lagu caleema saaray. Mudadadiisii waxay ku egtahay bisha May 15 keeda, wixii ka dambeeyana looma aqoonsanaan doono Daahir Rayaale ...

Read More »

UCID iyo KULMIYE oo Jawaabo Gooni-gooni ah ka bixiyey soo jeedimihii Guddoomiye Cirro

UCID iyo KULMIYE oo Jawaabo Gooni-gooni ah ka bixiyey soo jeedimihii Guddoomiye Cirro Waraysi Khaas ah – Xoghayaha Guud ee Xisbiga KULMIYE Hargeysa (Jam)- Xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE, ayaa ganafka ku dhuftay qodobadda soo jeedintii dhexdhexaadinta ee uu Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ka soo saaray xallinta khilaafyada cakiran ee waqtigan u dhexeeya muxaafadka iyo mucaaradka ...

Read More »

Komishanka Burburay Oo Isugu Hadhay Xubnihii Shanta Ahaa Ee UDUB Soo Magacowday

BADHEEDHAHA WARGEYSKA: Komishanka Burburay May 9th, 2008 Riyaale waxa uu fogeeyay rajadii ictiraafka oo ku xidhnayd qabashada doorashooyin xor oo xalaal ah sannadkan Komishankii Doorashooyinka Qaranka ee Axadii doraad burburay waxa uun buu qayb ka yahay dalka dhan ee la yidhaahdo Somaliland ee in muddo ahba ku burburayay gacanta Daahir Riyaale ee shacbigii lahaana ay sidaa uun ku daawanayeen. Gudoomiye ...

Read More »

Kulmiye Party Chairman Mr Ahmed Mohamed Mohamud Siilaanyo Speaks of Political Harrassment By Riyaale Administration May 8th, 2008

Kulmiye Party Chairman Mr Ahmed Mohamed Mohamud Siilaanyo Speaks of Political Harrassment By Riyaale Administration May 8th, 2008 Ahmed Silanyo Chairman of KULMIYE Party HARGEISA (Somaliland.Org) Supporters and members of the public gathered at the headquarters of KULMIYE party today, see pictures, following yesterday’s announcement by the party inviting the public to come and listen the party’s views on current ...

Read More »

Tacsiyad Ku Socota Qoyskii EBBE Ha U Naxariistee Marxuum Siciid Maygaag Samatar

TACSIyada Marxuun Siciid Maygaag Samater 1.Cawil xaji Cumar 2. Ducale Maxamed Xirsi 3. Maxamed Beergeel 4. Mustafa Cabdi cartan 5. Cali Xasan Cisman ( Cali Kubad) 6.Maxamed Bootan wacays 7. Cabdi Axmed Xasan (cabdi dhagaweyne) 8. Maxamud Caydiid Lafcanbe 9.Xuseen Cabdi Ducale (Xuseen Gurey ) 10. Xirsi Dirir 11. Ismaciil Shahmaad 12. Cabdillahi Cisman Geeljire 13. Cabdillahi Sellin 14. Bashe ...

Read More »