http://www.kulmiye.com/the-candidates/

Click here to see who is Musa Bihi Abdi

Who is MBA _ Resume

Arrow
Arrow
Slider

Gudoomiye Axmed Siilaanyo Oo Tacsiyad U Diraya Qoyskii Uu Ka Baxay Marxuum Siciid Maygaag Samatar Iyo Dhamaan Shacabka Reer Somalilandba

Dhambaallo Tacsi ah oo uu dirayo Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE May 8th, 2008 Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md. Ahmed Mohamed Siilaanyo, isaga oo ku hadlaaya magaciisa, kan Xubnaha Xisbiga iyo Taageerayaasha oo wada dhan dibad iyo gudaba, waxaa uu tacsi u dirayaa guud ahaan shacbiga S/land, isaga oo uga tacsiyadaynaya Geerida naxdinta leh eek u timid MARXUUM SICIID MEEGAAG SAMATAR, oo maalintii ...

Read More »

Saeed Meygag Samater Died wednesday Afternoon; Founder, and President of SOPRI

Saeed Meygag Samater Died wednesday Afternoon; Founder, and President of SOPRI ……Tacsidii loo dirayay ka akhri halkan. We sadly announce the death of Saeed Meygag Samater, Founder and President of SOPRI. Saeed died at the Hospital this afternoon with his family and friends at his bed side. Saeed will be buried Friday in Oakland , CA. Saeed has been known ...

Read More »

Axmed Cabdi Xaabsade Ma Ka Waynyahay Mas’ uul Rayaale U Boobo Kursiga Gudoomiyaha Guurtida ?

May 8 th, 2008 Axmed Cabdi Xaabsade Hargeysa (Somaliland.org) – Axmed Cabdi Xaabsade, oo mar ahaa Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland, dhowaanna ka soo galay maamul-goboleedka Puntand ee Soomaaliya oo uu ka ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa sheegay in xukuumadda Madaxweyne Riyaale u qalqaalinayso inuu noqdo Guddoomiyaha Golaha Guurtida, iyada oo isku deyeysa inay ku beddesho mudane Saleebaan Maxamuud Aadan oo ...

Read More »

su soo bax ballaadhan oo Maanta ka dhacay Fagaaraha Xarunta Dhexe ee Xisbiga KULMIYE iyo Nuxurka Khudbadihii hoggaanka xisbigu u jeediyey

(Qaar ka mid ah Taageerayaasha Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE ) Hargeysa (Somaliland.org) – Boqolaal ka mid ah Taageerayaasha Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE iyo dadweyne kale oo ka kala yimi dhammaan xaafadaha magaalada Hargeysa ayaa saaka isugu soo baxay Xarunta guud ee Xisbigaas ee Galbeedka Magaalada Hargeysa, halkaas oo Hogaanka iyo Masuuliyiinta kale Xisbigu hadalo uga jeediyeen. Banaanbaxan oo ...

Read More »

Xisbiyada Mucaaradka oo Mowqif Adag iska Taagay soo Jeedinta Xukuumadda iyo Go’aamo uu soo Saaray Guddoomiye Cirro

Xisbiyada Mucaaradka oo Mowqif Adag iska Taagay soo Jeedinta Xukuumadda iyo Go’aamo uu soo Saaray Guddoomiye Cirro Hargeysa (Jam)- Labada xisbi mucaarad ee KULMIYE iyo UCID ayaa mowqif adag iska taagay qoraal soo jeedin ah oo xukuumaddu ku caddaysay aragtideeda ku wajahan xal-u-helidda khilaafyada siyaasadeed ee dalka ka jira iyo muddaynta cusub ee Komishanku dib ugu riixeen waqtiga qabashada doorashooyinka. ...

Read More »

Ingiriiska oo uga Digay Somaliland inay Qaado Dhabbihii Doorashooyinka Kenya iyo Zimbabwe

Ingiriiska oo uga Digay Somaliland inay Qaado Dhabbihii Doorashooyinka Kenya iyo Zimbabwe Hargeysa (Jam)- Ku-xigeenka Safiirka dawladda Ingiriiska u fadhiga dalka Itoobiya Mr. John Marshal, ayaa booqasho laba maalmood ah shalay ku yimi caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Mr. Marshall oo uu socdaalkiisa ku weheliyo xoghayntiisa gaarka ah, ayaa la sheegay in ujeeddada booqashadiisu la xidhiidho sidii xal loogu heli lahaa ...

Read More »

Dawladda Maraykanka ayaa la sheegay inay cadaadis ku saartay Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin, in uu la yimaaddo tanaasul iyo debecsanaan suurtogelin

Washington (TogdheerNews..7Mey)- Dawladda Maraykanka ayaa la sheegay inay cadaadis ku saartay Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin, in uu la yimaaddo tanaasul iyo debecsanaan suurtogelin kara in xal waara laga gaadho khilaafyada cakiran ee waqtigan ka dhex aloosan muxaafidka iyo mucaaradka Somaliland. Ilo xogogaal ah oo u dhuundaloola dhinaca xarunta Madaxtooyada ayaa Jamhuuriya u xaqiijiyey, in Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ...

Read More »

NEC Forges A Close Working Relationship With Riyale, Proposes A New Timetable Pre-approved By Him

May 6th, 2008 Tuesday May 6 – NEC Forges A Close Working Relationship With Riyale, Proposing A New Timetable Pre-approved By Him Reports are coming out that the remaining National Election Commission (NEC) members, all UDUB appointed, have written to the Chairman of the Parliament Abdirahman M. Abdillahi, who has been mediating between the political parties regarding the election schedules. ...

Read More »