http://www.kulmiye.com/the-candidates/

Click here to see who is Musa Bihi Abdi

Who is MBA _ Resume

Arrow
Arrow
Slider

Our Country Today Series: Police Intimidation and ensuing curfew

April 13th, 2008 [News] | Our Country Today Series: Police Intimidation and ensuing curfew Somaliland Police is on the streets of the capital tonight searching vehicles in the city and those entering the city while ordering drivers to go home early and warning them of restricted movement in place. This has become as a surprise to the people living in ...

Read More »

“Komishanku wuxuu ixtiraamayaa, kuna camalfalayaa heshiiskaa ay la gaadheen xisbiyada siyaasadda, doorashooyinkuna waxay dhacayaan October iyo December 2008”

Komishanka doorashooyinka oo gaashaanka ku dhuftay ku shaqaynta mudo kordhinta Guurtida “Komishanku wuxuu ixtiraamayaa, kuna camalfalayaa heshiiskaa ay la gaadheen xisbiyada siyaasadda, doorashooyinkuna waxay dhacayaan October iyo December 2008” Guddiga doorashooyinka Qaranka Hargeysa (Ogaal) – Komishanka Doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa cadeeyay in wakhti howleedka ay u qorsheeyeen diiwaan-gelinta Codbixiyayaasha iyo qabsoomida doorashooyinka madaxtooyada iyo dawladaha hoose ay yihiin sidii hore ...

Read More »

Labada Xisbi ee Mucaaridka ah oo Mar kale ku celiyey in aanay Aqoonsanayn Madaxweyne Riyaale kadib 15 May 2008, Shirna isugu yeedhay Golayaasha Dhexe iyo Guddiyada Fulinta ee Labada Xisbi

April 13th, 2008 [News] | Hargeysa (Somaliland.org) – Labada xisbi ee mucaaridka ah UCID iyo KULMIYE ayaa mar kale ku celiyey in aanay Madaxweyne u aqoonsanayn mudane Daahir Riyaale Kaahin marka la gaadho 15 May, 2008 oo muddada xilkiisa dastuuriga ahi ku egtahay. Waxayna ku isugu yeedheen shir ay xaaladdan kaga tashanayaan Golayaasha Dhexe iyo Guddiyada Fulinta ee labada xisbi ...

Read More »

Jaaliyada Reer Somaliland Ee Minosota- USA Oo Baaq Ka Soo Saaray Xaalada Cusub Ee Dalku Galay

Xaalada cusub ee dalku galay: Baaq Jaaliyada Somaliland ee Minnesota – USA Haddaanu nahay jaaliyada Somaliland ee MN – USA , Waxaanu si buuxda u taageersanahay heshiiskii ay gaadheen Komishinka doorashooyinka iyo saddexda xisbi qaran ee tilmaamayey wakhtiga la dhamaystirayo diiwaangelinta codbixiyayaasha iyo qabashada doorashooyinka. Heshiiskan oo ay taageereen weftigii ka soctay Komishanka Midowga Yurub iyo Deeqbixiyayaasha, oo Somaliland ka ...

Read More »

Weftigii Midowga Yurub iyo Deeqbixiyayaasha oo ku baaqay in la ixtiraamo Awoodda Komishanku u leeyahay inuu cayimo wakhtiga Doorashada, lana fuliyo heshiiskii saddexda Xisbi iyo Komishanka

April 13th, 2008 [News] | Waxa jira waxoogaa niyad jab iyo werwer Hargeysa (Somaliland.org) – Wefti ka socda Komishanka Midowga Yurub iyo Deeqbixiyayaasha Somaliland ka caawiya Doorashooyinka Dimuqraadiyadaynta oo booqasho ku yimi dalka Khamiistii ayaa ugu baaqay xisbiyada iyo dowladda Somaliland inay ixtiraamaan waajibaadka Dastuuriga ah ee Komishanka, kaas oo ah cidda keliya ee awood u leh inay cayimaan wakhtiga ...

Read More »

BADHEEDHAHA WARGEYSKA: Guurti Iyo Madaxweyne Labaduba Aan Sharci Ahayn

April 13th, 2008 [News] | Xubnaha Golaha Guurtida markoodii horeba sharciyad kumay fadhiyin oo wakhtigoodii wuxuu dhacay 2006-kii. Kolkaas muddo-kordhinta ay shalay Riyaale u sameeyeen wax-ka-soo-qaad malaha, waayo wax sharciyad ah oo ay ku salaysan tahay ma jirto. Ilmaha carruurta ah ee reer Somaliland ayaa og in xaaladda keliya ee distoorku banaynayaa in muddada madaxweynaha loo kordhiyo ay tahay marka ...

Read More »

Dawladaha Deeqaha Bixiya Oo Ka Cadhooday Faro-gelintii Riyaale Iyo Guurtidu Ku Sameeyeen Hawlihii Komishanka Doorashooyinka

Dawladaha Deeqaha Bixiya Oo Ka Cadhooday Faro-gelintii Riyaale Iyo Guurtidu Ku Sameeyeen Hawlihii Komishanka Doorashooyinka April 12th, 2008 [News] | Waxa Suurto-Gal Ah In Riyaale Qoyskiisa Iyo Wasiiradiisa Qaar Laga Mamnuuco Yurub Hargeysa/Nairobi, April 11, 2008 (Haatuf) – Diblomaasiyiinta dawladaha deeqaha siiya Somaliland iyo Somalia ee fadhigoodu yahay caasimadda Kenya ee Nairobi ayaa ka cadhooday go’aankii degdegga ahaa ee Golaha ...

Read More »

Rayaale Oo Go’aansaday In uu Madaxda Kulmiye Jaaelka Wda Dhigo

Waxaa subaxdii saaka Daahir Rayaale amar ku bixiyay in xisbiga Kulmiye loo soo wada xidho mid mid , warkaas oo si qarsoodi ah dibada uga soo baxay dad ku dhawaw Dahir Rayaale Iyo wasiiradiisa kadib shirkii xukuumada Rayaale iyo wasiiradiisa ee todobaadkan. Nuxrka warka ayaa ahaa in marka u horaysa la soo qabto gudoomiyaha xisbiga ee gobolka Hargeysa md Axmed ...

Read More »