http://www.kulmiye.com/the-candidates/

Click here to see who is Musa Bihi Abdi

Who is MBA _ Resume

Arrow
Arrow
Slider

Somaliland Local Government Re-organisation through Presidential Decrees in an Election Year by Ibrahim Hashi Jama, www.somalilandlaw.com

April 7th, 2008 [News] | Somaliland Local Government Re-organisation through Presidential Decrees in an Election Year byIbrahim Hashi Jama www.somalilandlaw.com 07/04/2008 Breaking all records The term “gerrymandering” in American politics was coined after a US State Governor, Elbridge Gerry, created a strangely shaped electoral district in Massachusetts in 1812 with a view to influencing elections. Whilst President Rayale’s 16 decrees ...

Read More »

Gaadhiga Iyo Dareewalka Axmed Siilaanyo Daandaansi Iyo Badheedh Baa Dahir Rayaale Amar Ugu Bixiyay In La Xidho

Waxaan u arkaa daandaansi badheedh ah, waxaa wax ka weyna waannu filaynaa inay dhacaan, waana la garanayey gaadhigayga iyo darawalkaba, badheedh baana loo xidhay” Md. AXmed Siilaanyo Hargeysa (Jam)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa sheegay in ciidammada boolisku si badheedh ah u xidheen gaadhiga iyo darawalkiisa, isla markaana ay damacsan yihiin falal kale ...

Read More »

WAXII RAG MAAREEYO, RABINA AQBALAA WEY RUMOOBAAN, By Axmed Arwo

Hawl kasta, arrin kasta, iyo dhacdo kastaba, waxaa guul laga gaadhaa marka la gorfeeyo, gees walba la eego, talo-wadaag laga yeesho, inta ay khuseysaa ka dodo, wax istusaan, deedna go’aan ka qaataan. Go’aan-qaadashada waxa marka hore leysla doonaa qancin iyo in la helo talo lagu wado kalsoon yahay oo wadar ahaan loo aqbalo.

Read More »

Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad Ee Xisbiga Kulmiye Md Muse Biixi Cabdi Oo Waraysi Siiyay Joornaalka Geeska Afrika

Muj. Muuse Biixi Cabdi, Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee Xisbiga Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi, ayaa shalay markay ugu horaysay tan iyo markii toddobaadkii hore loo doortay guddoomiye ku xigeenka 1aad ee xisbiga KULMIYE, ka hadlay xaaladda xisbigooda, cidda uu u arko inay ku haboontahay murashaxa madaxtinimada ee xisbigooda iyo arrimo kale oo dhawr ah. Mujaahid Muuse Biixi, oo uu ...

Read More »

Wasiir Fu’aad Ma Waraysigii SLCTV Ayuu Rayaale Xilka uga Qaaday !

“Ninka marka xilka laga qaado cararaa waa Inan Gumeed, markaa…” , “Madaxweynaha iyo Wasiiradiisu iyaga oo isu dhan ayaan Madaxweynaha ku idhi dadkii way soo xaroodeen oo miyi cidi kaama jirto, Cawil-kaa ku ag-fadhiyaana waligii Ab iyo Isir uma yeelan Reer Miyi,” Fu’aad aadan cadde. Hargeysa (Ogaal) – Wasiirkii xilka laga qaaday ee Wasaaradda Horumarinta Reer Miyiga iyo Deegaanka, mudane ...

Read More »

Xukuumada Ethiopia Oo U Soo Hambaliyaysay Xisbiga Kulmiye

Ethiopian Flag Kulmiye.org- Hargeysa, Xukuumada dawalda federalka Ethiopia ayaa u soo hambaliyeeyay xisbiga Kulmiye iyo hogaanka cusub ee ay doorteen shanta sanadood ee soo socda iyo sida dimuqraadiyada lahayd ee ay u qabsadeen shirweynahoodii 2aad ee xisbiga kulmiye. Hambaliyadaas ayaa waxaa soo gaadhsiiyay madaxda xisbiga Kulmiye xafiiska wakiilka dawlada Ethiopia uga furan Jamhuuriyda Somaliland. Hambaliyadaas ka timid dawlada Ethiopia ayaa ...

Read More »

Baaqi Qurba-Jooga Beesha Arab Waafi Iyo War Gobeed Buu Ahaa.

Opinion April 03, 2008 Meel marinta iyo hana qaadka Jamhuuriyadda Somaliland waxa kow ka ahaa Beesha ARAB ee u hurtay hubkeedii Qaranimada Somaliland. Markuu dhamaaday ee lagu guuleystey Shirweynuhii Boorame ee 1993 ayaa waxa loo soo hayaamay magaalo madaxda Hargeysa si ay fadhi u noqoto Xukuumaddii Marxuum Cigaal iyadoo aanay waxba gacanta ugu jirin. Ma’ jirin ciidan iyo awood loo ...

Read More »