http://www.kulmiye.com/the-candidates/

Click here to see who is Musa Bihi Abdi

Who is MBA _ Resume

Arrow
Arrow
Slider

Baaqa Shirweynaha Labaad ee Xisbiga Kulmiye 29 – 31 March, 2008

Baaqa Shirweynaha Labaad ee Xisbiga Kulmiye 29 – 31 March, 2008 March 31st, 2008 [News] | Waxa dalka ka taagan abaaro baaxad leh, waxa marka hore Xisbiga Kulmiye ergooyinka Shirweynihiisan ka codsanayaa in jamacaeenanu duceeyo ilaahna ka barino inuu inoo shubo raxmad khayr qabta oo lagu rayrayyo. Alla ha inaga aqbalo. Xaaladda gudaha: Hordhac Mudanayaal iyo marwooyin, Waxa marka hore ...

Read More »

Hogaankii Xisbiga Kulmiye Oo La Doortay Iyo Ansixinta Darstuurka Iyo Barnaamijka Xisbiga

Hogaankii Xisbiga Kulmiye Oo La Doortay Iyo Ansixinta Darstuurka Iyo Barnaamijka Xisbiga March 31st, 2008 [News] | Hargeysa (Somaliland.Org)- Shirweynihii Labaad ee Xisbiga Kulmiye oo galay maalintiisii 3-aad ayaa lagu doortay hogaanka cusub ee Xisbiga hogaamin doono Shanta Sano ee soo socootga. Gudoomiyaha: Waxa isu soo taagay Musharaxa Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye, Md. Xaaji Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo keliya waxaana ...

Read More »

Afhayeenka siyaasada arimaha dibeda xisbiga Folkpartiet, Ms Ohlsonn qudbaddeeda waxa shikra ka akhrisay Jenny Sonesson

Qudbadii Birgitta Ohlsson ee Shirka Xisbiga KULMIYE, Hargeisa, Somaliland March 30th, 2008 [News] | Afhayeenka siyaasada arimaha dibeda isla markaana ah xubin ka mid ah baarlamanka oo ka socota xisbiga Folkpartiet, xisbiga liberalka Iswidhan. Ms Ohlsonn may joogin Somaliland hase yeeshee qudbaddeeda waxa shikra ka akhrisay Jenny Sonesson (sawirka hoose) oo iyadu u timid Somliland inay shirka xisbiga KULMIYE indhaheeda ...

Read More »

Khudbadii Gudoomiye Xigeenka Komishanka Iyo Marti-sharafta Kale Ee Shirweynaha 2-aad Ee Xisbiga Kulmiye

Khudbadii Gudoomiye Xigeenka Komishanka Iyo Marti-sharafta Kale Ee Shirweynaha 2-aad Ee Xisbiga Kulmiye March 29th, 2008 [News] | Hargeysa(Somaliland.Org) Shirweynaha labaad ee xisbiga kulmiye oo ay ka soo qaybgaleen goobjoogayaal doora oo kala socday hay’ado.caalami ah,kuwo wadani ah,shirgudoonada labada aqal ee baarlamaanka,wakiilka ka socday sarkaalka itoobiya u fadhiya Somaliland iyo xaubno ka mida gudiga doorashooyinka qaranka sida gudoomiyihii hore ee ...

Read More »

Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Qaran Iyo Khudbadii Uu Ka Jeediyay Shirweynaha Labaad Ee Xisbiga Kulmiye.

March 29th, 2008 [News] | Hargeysa(Somaliland.Org) Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka Qaran Dr,Maxamed Cabdi Gaboose ayaa khudbad uu ka jeediyay shirweynaha labaad ee xisbiga Kulmiye oo manta si rasmi ah uga furmay Hotel Ambaasadoor ee Caasimada Hargeysa.Khudbadan Dr Gaboose oo dhinacyo badan taabanaysa isla markaana uu arimo doora kaga hadlay,qoraal dheer oo uu madasha shirweynaha ka akhriyay wuxuu u qornaa sidan:“Sida aanu ...

Read More »

In His Speech, Silanyo Touched Many Issues …

In His Speech, Silanyo Touched Many Issues … The Chairman of KULMIYE Mr. Ahmed Mohamed Mohamoud (Silanyo) addressed many issues affecting Somaliland in his opening speech. In a country that freedom of expression is choked and confronted with stiff jail sentence and prison abuse, it was refreshing to hear from Silanyo that freedom of expression will be restored if his ...

Read More »