http://www.kulmiye.com/the-candidates/

Click here to see who is Musa Bihi Abdi

Who is MBA _ Resume

Arrow
Arrow
Slider

Ciidammada Somaliland oo Lagu Taxay Noocyadda kala duwan ee Darajooyinka Ciidanka

Hargeysa waxa maalintii ciidda fadhiisimada ciidamada kala duwan ee qaranka Somaliland loo qeybiyay darajooyinka kala duwan ee ciidammadda, kaasi oo ciidan kasta fadhisinkooda loogu qeybinayay. Xarumaha talisyadda guud ee noocyadda kala duwan ee ciidammadda Somaliland ayaa lagu taxayay darajooyinkii ciidammadda illaa toban kun oo askari, taasi oo ay hirgelisay xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo. Xubnaha ...

Read More »

Munaasibadii uu Maayor Cabdala Maxamed Carab uu Ku caddeeyay in uu ku biiray Xisbiga Kulmiye isuna soo sharaxayo Golaha Deegaanka Berbera

Magaalada berbera ee xarunta gobolka saaxil ayaa waxa maanta ka dhacday munaasibad lagu maamuusayay kusoo biirida iyo shaacinta musharaxnimada uu Duqa degmada berbera Cabdalle Maxamed Carab uu Isu soo taagay marlabaad in uu ka qeyb galo doorashada golaha deegaanka ee degmada berbera, Waxaana xafladaa kasoo qeyb galay Marwada koowaad ee Somaliland Marwo Aamina Waris Sheekh maxamuud Jirde hogaanka sare ee ...

Read More »

Xisbiga KULMIYE oo xaflad balaadhan u sameeyay siyaasiyiintii UDUB ka baxday

Hargeysa, Xaflad balaadhan oo loo sameeyey xubnihii dhawaan ku soo Biiray xisbiga Kulmiye ee ka soo diga rogtay Xisbiga UDUB ayaa maanta lagu qabtay Huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa,Xaf-ladaasi oo ay ka soo qayb galeen Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. C/raxmaan C/llahi ismaaciil-(Saylici),hogaanka sare ee xisbiga kulmiye iyo masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda. Madaxweyne Ku xigeenka Md. C/raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil ayaa ...

Read More »

Xisbiga Kulmiye oo Munaasabad Balaadhan u Sameeyay Musharax utartamaya Golaha Deegaanka Hargeysa iyo Taageerayaasha Musharaxa oo Dhoolatuskii ugu Balaadhnaa Ku Muujiyay Cududooda. Hargeysa(GNS)- Munaasabad Balaadhan oo lagu Soo Bandhigay Musharax Ismaaciil Aw Xasan X.Aadan oo u sharaxan Golaha deegaanka Caasimadda hargeysa ayaa Xaflad dhoolatus ah loogu Sameeyay Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeysa.

Read More »