http://www.kulmiye.com/the-candidates/

Click here to see who is Musa Bihi Abdi

Who is MBA _ Resume

Arrow
Arrow
Slider

Madaxweynaha Somaliland oo cayimay maalinta doorashada madaxtooyada qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu xeer Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-4866/062017 ku Cayimay Xilliga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland la qaban doono Madaxweynuhu: Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda    Somaliland;   Markuu Arkay: Qodobka 83aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;        Markuu Arkay:         Qodobka 9aad ee Xeerka ...

Read More »

Guddoomiyaha KULMIYE oo $52,500 oo dollar ku wareejiyey cusbitaallada Boorama iyo Wajaale 

Boorama 11/06/2017 (Warbaahinta KULMIYE) – Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweyne ee xisbigaas Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa cisbitaallada magaalooyinka Boorama iyo Wajaale ku wareejiyey lacag dhan $52,500(laba iyo kontan kun iyo shan boqol) oo dollar oo uu ugu talo galay la tacaalidda xanuunka shuban-biyoodka oo deegaannadaas ka dillaacay. Guddoomiya iyo wafti ballaadhan oo xukuumadda iyo xisbiga katirsan oo uu ...

Read More »

Guddoomiyaha KULMIYE oo Shacabka ka Tacsiyadeeyey Geerida Suldaan Baxar iyo Prof. Muuse Galde

11 June 2017 TACSI GUDDOOMIYE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN   Guddoomiyaha xisbiga Midnimada iyo Horumarka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoysaska, qaraabada, ehelada, bahda dhaqanka iyo bahda waxbarashada iyo guud ahaan shacabka Somaliland ee ay ka baxeen Alle ha u naxariistee Marxuumiinta kala ...

Read More »

Nuxurka go’aamo ka soo baxay kulamo dhallinyarada u heellan KULMIYE ku yeesheen Hargeysa

Hargeysa 08/06/2017 (Warbaahinta Xisbiga KULMIYE)- Dhallinyarada magacooda la yidhaa Dhallinyarada KULMIYE u Heellan, ayaa soo gunnaanaday kulamo ay yeesheen oo ay kaga wadatashannayeen arrimaha xisbiga iyo hawlaha qaadashada kaadhka codbixinta doorashooyinka Somaliland. Kulankii u dambeeyey shirarka Dhallinyarada KULMIYE u Heellan oo ka qabsoomay huteelka Lake Assal xalay, waxa doodo iyo falanqayn ay yeesheen kadib ay ka soo saareen dhawr qodob oo ...

Read More »

Laanta xisbiga KULMIYE ee dalka Holland, ayaa soo dhawayn u samaysay labada wasiiru-dawle ee Wasaaradaha Beeraha iyo Warshadaha Somaliland

Apeldoorn 07/06/2017 (Warbaahinta Xisbiga KULMIYE)- Laanta xisbiga KULMIYE ee dalka Holland, ayaa soo dhawayn u samaysay labada wasiiru-dawle ee Wasaaradaha Beeraha iyo Warshadaha – Md. Cabdiwaaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan iyo Cabdisalaan Maxamed Xasan oo socdaal ku tagay dalkaasi. Kulan afur iyo casho ah oo ay ka qaybgaleen xubnaha Guddiga Fulinta xisbiga KULMIYE ee dalka Holland, kana dhacay magaalada Apeldoorn, ayaa lagu ...

Read More »

Guddoomiyaha KULMIYE oo taakulo lacageed oo dhan $70,000 ku wareejiyey wasaaradda caafimaadka iyo xukuumadda 270 Kartoon Dawo ah Bixisay

Burco 06/06/2017 (Warbaahinta Xisbiga KULMIYE)- Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi oo isaga iyo wefti uu hoggaaminayaa ku sugan yihiin magaalada Burco, ayaa taakulo lacageed oo qadarkeedu dhan yahay $70,000 (toddobaatan kun oo dollar) ah ku wareejiyey madaxda Wasaaradda Caafimaadka, iyadoo xukuumadduna 270 kartoon oo dawo kayd ah wareejisay si ay qayb uga noqoto gurmadka xakamaynta ...

Read More »

Weftigii uu hoggaaminayo Murrashaxa Xisbiga KULMIYE oo kulan la qaatay masuuliyiinta ku hawlan la dagaallanka xanuunka Shuban Biyoodka Burco

Burco 07/06/2017 (Warbaahinta KULMIYE) -Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE iyo Wefti miisaan leh oo uu hoggaaminayo ayaa kulan xogwaraysi ah la qaatay Masuuliyiinta Gobolka Togdheer iyo hawlwadeenada ku hawlan gurmadka shuban biyoodka ee Magaalada Burco. Masuuliyiinta Gobolka Togdheer ayaa ka warbixiyay xaaladda shuban biyood ee guud ahaan Gobolka , Badhasaabka Gobolka Togdheer Maxamuud Cali Saleban iyo Maayirka Magaalada Burco Cabdikariim Muraad ayaa ...

Read More »

Wefdi culus oo uu harkacayo Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo Burco gaadhay

Burco 05/06/2017 (Warbaahinta KULMIYE) Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ahna Murrashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga isla markaasna ay wehelinayaan Wasiirro ka tirsan Xukumadda ayaa socdaal ku gaadhay Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer. Weftigani oo goor dhowayd gaadhay Magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer ayaa ujeeddadoodu  tahay sidii gurmad qaran oo loo dhan yahay   looga gaysan lahaa cudurka ...

Read More »