http://www.kulmiye.com/the-candidates/

Click here to see who is Musa Bihi Abdi

Who is MBA _ Resume

Arrow
Arrow
Slider

Madaxweynaha Somaliland oo Cayimay Maalinta Nadaafadda Qaranka

Hargeysa,(LMIYE.ORG) – Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Maanta soo saaray Digreeto cusub oo uu ku cayimayo Maalinta Ololaha Nadaafada Somaliland sidaana waxa lagu sheegay warsaxaafadeed isla maanta ka soo baxay Madaxtooyada Somaliland oo uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland C/laahi Maxamed Daahir (Cakuse).

Read More »

Wasiirka Isgaadhsiinta oo Shaaciyey inay Dalka ka Hirgalin doonaan Nidaam isku Furaya Xidhiidhka Isgaadhsiinta

Hargeysa (KULMIYE.ORG/Jam)- Wasiirka cusub ee Boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland Md. Cabdirisaaq Ibraahim Maxamed, ayaa markii ugu horreysay daboolka ka qaaday in ay dalka ka hirgelin doonaan sidii ay shirkadaha isgaadhsiinta dalku iskugu furmi lahaayeen, isaga oo wasiirku ugu baaqay shirkadaha dalka in ay aqbalaan sidii ay telefoonanooda isugu furi lahaayeen si dadweynuhu uga baxo cidhiidhiga ka haysta kala qoqobnaanta shirkaddaha ...

Read More »

Md Muuse Biixi Cabdi Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye

Read More »