http://www.kulmiye.com/the-candidates/

Click here to see who is Musa Bihi Abdi

Who is MBA _ Resume

Arrow
Arrow
Slider

Waa kuma guddoomiyaha cusub ee xisbiga Kulmiye?

Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Hor iyo horraanta waxaan salaamayaa akhristayaasha mareegtani. Marka xiga, Waxaan jeclahay in hambalyeeyo Muj. Muuse Biixi Cabdi jagada Xisbiga Kulmiye lagu wareejay. Ilaahay ha u fududeeyo xilka cusub ee loo igmaday.

Read More »

Xukuumadda oo Digniin u Dirtay Sallaadiin ku Shiray Deegaanka Buuhoodle

Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Xukuumadda Somaliland, ayaa dedaafaysay qodobo ka mid ah heshiis nabadeed oo ay dhawaan ku kala saxeexdeen qaar ka mid ah salladiinta Togdheer iyo deegaanka Buuhoodle, gaar ahaan dhinaca ciidammada qaranka ee jiidaas ku sugan. Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay qasriga madaxtooyadda, ayaa soo dhaweeyey qaar ka mid qodobada nabadgelyada ee ay labada ...

Read More »

Congratulation letter from British Somalilanders Diaspora Organisations to the New President..

Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-We would like to congratulate Somaliland’s new persident his Excellency Mr Ahmed Mohamoud Mohamed and and the vice president his Excellency Mr Abdirahman Saylici for their victory in Somaliland’s historical Presidential election. We would like to show our appreciation to the people of Somaliland for their remarkable achievement in conducting the election peacefully and successfully. This election has proved to ...

Read More »

Madaxweyne Silanyo oo Guddoomiyenimadii KULMIYE ku Warejiyey Muuse Biixi

Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa si rasmi ah iskaga wareejiyey xilkii guddoomiyenimo ee xisbigiisii KULMIYE oo uu u gacangeliyey Guddoomiye ku-xigeenkiisii kowaad Muuse Biixi Cabdi, taas oo ay qayb ka ahayd go’aan golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE isku raacay bishii 8-aad ee sannadkii 2008-dii in marka Madaxweynuhu talada ku guulaysto uu guddoomiye-ku-xigeenkiisa ku wareejiyo xilka.

Read More »