BARNAAMIJKA XISBIGA

BARNAAMIJKA XISBIGA

MUSHARAXIINTA

MUSHARAXIINTA

WAXQABADKA XUKUUMADDA

WAXQABADKA XUKUUMADDA

WAXQABADKA XUKUUMADDA

Arrow
Arrow
Slider

Xukuumadda Somaliland ayaa guddida doorashooyinka qaranka ku wareejisay baaqiga lacagtii kaga soo hagaagtay kharashka qabsoomidda doorashada madaxtooyada.

Kulan  balaadhan oo lagu qabtay xarunta wasaaradda maaliyadda soomaaliland oo ay ka soo qayb galeen wasiirka maaliyada, wasiirka madaxtooyada, xisaabiyaha guud ee qaranka, agaasimaha guud ee baanka iyo guddida doorashooyinka qaranka ayey xukuumadda somaliland ku wareejisay lacagtii ka hadhsanayd kharashada doorashada. Wasiirka maaliyadda somaliland marwo Samsam Cabdi Aadan oo ka hadashay kulankan ayaa ka warrantay xaddiga lacagta ay ku wareejinayaan ...

Read More »

Hoggaanka KULMIYE Oo baaq ku aaddan qaadashada kaadhadhka codbixinta u diray shacabka reer Saaxil

3 May 2017 Berbera:(Warbaahinta KULMIYE)-Guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE Md. Axmed Cabdi Dheere iyo u qaybsanaha xisbiga ee dhinaca komishanka doorashooyinka qaranka Md. Muxumed Aw Cabdi, ayaa shacabka ku dhaqanka gobolka Saaxil ugu baaqay inay si hagar la’aan ah u qaataan kaadhadhka codbixinta oo ay qaybtoodu ka socoto degmooyinka kala duwan ee gobolka. Shir jaraa’id oo ay maanta saraakiishani ku qabteen ...

Read More »

Xisbiga KULMIYE oo soo dhawayn ballaadhan ugu sameeyey dalka Canada garabyadii New UCID iyo Toosinta Waddani

Toronto (Warbaahinta Xisbiga KULMIYE)- Xisbiga KULMIYE, ayaa soo dhawayn ballaadhan u sameeyey garabkii New UCID ee uu hoggaaminayey Jamaal Cali Xuseen iyo garabkii Toosinta WADDANI ee Guddoomiye-ku-xigeenkii hore ee xisbigaasi Axmed Muumin Seed, ayaa lagu qabtay magaalada Toronto ee dalka Kanada, kuwaas oo si rasmi ah ula midoobay xisbal-xaakimka KULMIYE. Xafladdaasi waxa ka qaybgalay aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, Guddoomiyaha Waqooyiga ...

Read More »

Kulmiye Presidential Candidate Muse Bihi Abdi is the most suitable candidate to lead Somaliland after Siillanyo By: Mohammed Dahir Ahmed

Muse Bihi has the guts and audacity to restore discipline and fight corruption. Among the three presidential candidates he is the most suitable to lead Somaliland after President Siillanyo, because of the following reasons: Everyone agrees Muse Bihi is a man of integrity that means if elected, corruption, which is the bane of Somaliland’s development will become a thing of ...

Read More »