http://www.kulmiye.com/the-candidates/

Click here to see who is Musa Bihi Abdi

Who is MBA _ Resume

Arrow
Arrow
Slider

Xisbiga KULMIYE oo ku Guulaystay Hoggaaminta Somaliland

Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Komishanka Doorashooyinka Somaliland, ayaa caawa shaaca ka qaaday in Murashaxiintii Madaxweynenimmo iyo ku-xigeenkiisa ee Xisbiga KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Ku-xigeenkiisa Cabdiraxmaan Saylici, ay ku guuleysteen codbixintii doorashada Madaxtooyadda ee dalka ka dhacday 26kii June 2010.

Read More »

Dhamaan Hawlwadeenada Shabakadda Xisbiga Kulmiye Oo Hambaliyayna Shacabka Reer Somaliland

Dhamaan hawlwadneeda xisbiga Kulmiye u qaabilsan warbaahinta dibadda gaar ahaan Kulmiye.org waxay hambaliyo aan xad lahayn u soo dirayaan guusha shacabka reer Somaliland ay ka soo hooyeen ka qayb qaadashadii  maalintii doorashada madaxtooyada jamhuuriyadda Maxamud Caydiid Lafcanbe Somaliland ee ahayd 26kii June oo ahayd malintii 50 sannadood ka hor aynu xornimada ka qaadanay mustacmaraddii dalka Ingriiska.

Read More »

Sarkaal ka tirsan Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Awdal oo Ka Hadlay Dhibaatooyin Xukuumadu Kula Kacday

Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Shir jara’id oo markii ugu horaysay ay qabteen saraakiisha sarsare ee xisbiga Kulmiye ee gobolka Awdal ayaa waxa ay kaga warameen inay maalmihii doorashada jireen cadaadis, cagajuglayn iyo xabsi galin ka dhan ah saraakiisha sarsare ee Kulmiye ee ku sugan gobolka Awdal, hadaladan ayaa waxa ay ka soo yeedheen Axmed Xadi Sidci oo ka mid ah saraakiisha sarsare ee gobolka ...

Read More »