http://www.kulmiye.com/the-candidates/

Click here to see who is Musa Bihi Abdi

Who is MBA _ Resume

Arrow
Arrow
Slider

Hoggaanka Xisbiga KULMIYE oo kulan ballaadhan la qaatay dhallinyarada bariga Hargeysa

Hargeysa 26/5/2017 (Warbaahinta Xisbiga KULMIYE) – Hoggaanka sare ee xisbiga KULMIYE, ayaa kulan ballaadhan la qaatay dhallinyarada deegaannada bariga caasimadda Hargeysa. Kulankan oo ahaa casuumad casho uu sameeyey Guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE Md. Axmed Cabdi Dheere oo ka dhacday huteelka Guuleed xalay, kuna wehelinayeen xubno ka mid ah madaxda xisbiga oo ay ka mid yihiin Guddoomiye-ku-xigeenka saddexaad Md. Xuseen ...

Read More »

Xisbiga KULMIYE oo soo dhoweeyey taageerayaal ka soo jeeda beelaha Dan-wadaago ee Gabooye

Hargeysa 26/05/2016 (Warbaahinta Xisbiga KULMIYE)- Xisbal-xaakimka haya talada Somaliland ee KULMIYE, ayaa soo dhaweeyey taageerayaal laxaad leh oo ka soo jeeda beelweynta Dan-wadaago (Gabooye) oo ka tirsan beelaha reer Somaliland. Xaflad lagu soo dhaweeyey taageerayaasha ka soo jeeda beelaha Dan-wadaago oo lagu qabtay huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa maanta, ayaa waxa ka qaybgalay hoggaanka KULMIYE oo uu hormuud ahaa Guddoomiye ...

Read More »

Xisbiga KULMIYE Oo Wasaaradda Ciyaaraha Ku Wareejiyey Agab-ciyaareed Loogu Talo Galay Tartannada Ramadaanta Ee Gobollada dalka

Hargeysa 24/5/2017 (Warbaahinta KULMIYE) -Xisbiga KULMIYE, ayaa agab ciyaareed oo isugu jira  kubado, koobab, billado iyo diraysyo oo loogu talo-galay kooxaha kubadda cagta ee ka qaybgeli doona  tartamada kubadda cagta ee bisha barakaysan ee Ramadaanta ka qorshaysan dhammaanba gobollada dalka ku wareejiyey wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland. Agabkan ciyaareed ee xisbiga KULMIYE ugu deeqay kooxaha kubadda cagta ee gobollada dalka oo ...

Read More »

Xisbiga KULMIYE o soo dhoweeyey dalladda dhallinyarada SHIFO 

Hargeysa 24/05/2017 (Warbaahinta KULMIYE) – Xisbiga KULMIYE ayaa soo dhaweeyey ururro dhallinyaro ku bahoobay dallad ka shaqaysa horumarinta oo la yidhaa SHIFO oo si rasmi ula midoobay xisbiga. Dalladdan dhallinyarada ah ee SHIFO oo ka jirta gobollada gableedka Somaliland ee Maroodi-jeex, Awdal iyo Gabiley, ayaa xaflad ballaadhan oo lagu qabtay huteelka Crown ee magaalada Hargeysa maanta kaga dhawaaqay inay si buuxda uga ...

Read More »

Xisbiga KULMIYE oo soo dhowayn ballaadhan u sameeyey taageerayaal uu hoggaaminayo siyaasiga ruug-caddaaga ah ee Xasan Xaydh

Hargeysa 23/5/2016 (Warbaahinta KULMIYE) – Xisbiga KULMIYE ayaa soo dhowayn ballaadhan ku qaabilay taageerayaal baaxad leh oo uu hoggaaminayo siyaasiga caanka ah ee Xasan Cabdi Maxamuud (Xasan Xaydh) oo hore uga tirsanaa xisbiga WADDANI. Xaflad bilicsan oo lagu qabtay huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa ee maanta, kana qaybgaleen hoggaanka xisbiga KULMIYE oo uu hormood u yahay Guddoomiyaha, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ...

Read More »

UGU DANBAYN MUSHARAXA AAN DHISI DOONAA WAA MUUSE BIIXI CADBI IDINKA ALLE – Maqaal

Harg. 23/05/2017 – Aduunka maanta aynu korkiisa ku noolnahay dadku waxay doogsadaan markuu dalkoodu horumar gaadho, In dal horumar gaadhaana waxay ka soo burqadaa maskax hogaamiye hiraal fog leh oo dadkiisa u sawira sanado barwaaqo ka dibna ku shaqeeya siduu suuradaa suuralgalnimo ugu badali lahaa saboolnimada iyo saxariirkana badhaadhe iyo barwaaqo ugu badali lahaa. Somaliland saddex marxaladood ayey soo martay ...

Read More »

Laanta Finland ee xisbiga KULMIYE oo si ballaadhan u soo dhowaysay wefti ka socda Xukuumadda Somaliland iyo xisbiga KULMIYE

Helsinki (Warbaahinta Xisbiga KULMIYE)- Masuuliyiinta laanta Finlnad ee xisbiga KULMIYE iyo qaybo ka mid ah taageerayaasha xisbiga ee dalkaasi, ayaa si ballaadhan u soo dhaweeyey wefti ka socda xukuumadda Somaliland xisbal-xaakimka KULMIYE oo ku guda jira socdaal ay dabbaaldegyadii xuska maalinta qaranimada ee 18-ka May kagala qaybgalayeen qurba-joogta dalalka qaaradda Yurub. Weftigan oo ka kooban Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda Md. Axmed Faarax ...

Read More »