http://www.kulmiye.com/the-candidates/

Click here to see who is Musa Bihi Abdi

Who is MBA _ Resume

Arrow
Arrow
Slider

Tacsi

Guddoomiyaha xisbiga, gudoomiye ku xigenka 1aad iyo dhamaan madaxda sare ee xisbiga,madaxda golaha fulinta ee xisbiga, madaxda golha dhexe ee xisbiga , taageerayaasha xisbiga ee dalka gudihiisa jooga iyo taageerayaasha qurba joogga xisbiga

Read More »

Guddoomiyihii Xisbiga UDUB Ee Gobolka Awdal Oo Is Casilay Kuna Biiray Xisbiga Kulmiye.

Boorama(KULMIYE.ORG) June 10, 2010 – Guddoomiyihii xisbiga UDUB ee gobolka Awdal Maxamed Aadan Suldaan, ayaa madal ay ilyartu is qabatay oo ay buux dhaafiyeen taageerayaaasha Xisbiga Kulmiye iyo Murashaxiinta Jagada Madaxweynaha iyo Ku xigeenkiisa ee Xisbigaas Axmed Siillaanyo iyo C/raxmaan Saylici, kaga dhawaaqay in uu iska casilay xilkii uu ka hayey Xisbul Xaakimka UDUB, ka dib markii sida uu sheegay ...

Read More »

Axmed-Siilaanyo Oo Soo Dhaweeyey Rukummadii Xisbiga UDUB Oo KULMIYE Ku Biiray

Hargeysa(KULMIYE.ORG)-:- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ahna musharraxa Madaxweynaha, ayaa maanta si heersare ah u soo dhaweeyey in ka badan 50 qof oo isugu jira Xildhibaanno Golayaasha Guurtida iyo Deegaanka ka tirsan oo UDUB taageeri jiray, Masuuliyiin Xisbiga UDUB hore uga tirsanaan jiray, kuwo dhawaan xilal iska casilay iyo taageerayaashii ugu cuslaa ee UDUB oo ...

Read More »

Xisbiga KULMIYE Oo OLolihii Ugu Ballaadhnaa Ka Sameeyey Gobolka Saaxil

Saaxil-(KULMIYE.ORG):- Wefti Culul oo ka tirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE, ayaa toddobadii bisha Socdaalkii ugu dheeraa ee ololaha doorashada ku soo galaa-bixiyey Deegaanno badan oo ka tirsan Gobolka Saaxil, isla markaana Weftigaas oo ay horkacayeen Guddoomiyaha Warbaahinta iyo Abaabulka KULMIYE Maxamed Cilmi Aadan (Maxamed-Ilkacase), Shide X. Diiriye, Farxiya Xuseen X. Jaahuur, Ganacsato, Aqoonyahaniin, Xubno Golaha dhexe ee KULMIYE ka ...

Read More »