http://www.kulmiye.com/the-candidates/

Click here to see who is Musa Bihi Abdi

Who is MBA _ Resume

Arrow
Arrow
Slider

Taliyihii Booliska Degmada Dila oo loo Xidhay Inuu Hor Isaagi Waayay Taageerayaal KULMIYE u soo Baxay

Dila (KULMIYE.ORG)- Taliyihii Ciidanka Booliska Degmada Dila ee gobolka Awdal Mr. Maxamed Aw Ciise, ayaa xabsiga loo taxaabay, kadib markii sida la sheegay uu horistaagi waayey shalay isu-soo-bax boqolaal qof oo ka soo jeeda Degmada Dila ku soo dhaweeyeen wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo murrashaxa Madaxweyne-ku-xigeenka xisbiga KULMIYE Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) oo halkaasi soo gaadhay.

Read More »

Xukumadii Riyaale Oo Soo Cusboonaysiisay Mashruucii OLalaha Argagaxisnimada

Riyaale Iyo Xisbigiisa Udub Talo Waxay Ka Noqotay Ama La I Dooray Ama Xisbiga Kulmiyaan Magaca Ka Dilaya ! Hargeysa, Somaliland May 26, 2010 (Kulmiye.Org) – Mudooyinkan danbe ayaa waxaa soo badanaya hadalada iyo warbixino kasoo yeedhaya masuuliyiinta xukumada Riyaale iyo xisbiga UDUB. Kuwaas oo dhamaantood isugu biyo shubanaya eedaymo ay dusha ka saarayaan Xisbiag mucaaridka ah ee Kulmiye, oo ...

Read More »

Siyaasiga Abiib Diiriye Oo Si Weyn Loogu soo Dhaweeyey Tog Wajaale

Tog-wajaale(KULMIYE.ORG)- Abiib Diiriye Nuur (Abiib Time -cadde) oo ka tirsan madaxda xisbiga KULMIYE ayaa Maanta boqollaal dadweyne ahu ku soo dhaweeyeen Degmada Tog-wajaale ee ku taalla xuduudda u dhexeysa Somaliland iyo Itoobiya. Wasiirkii hore ee Wasaaradda Duulista iyo Hawada Abiib Diiriye oo dhinaca Itoobiya kaga yimi Tog-Wajaale ka dib markii uu ka soo laabtay socdaal uu kaga soo kicitimay Dalka ...

Read More »