http://www.kulmiye.com/the-candidates/

Click here to see who is Musa Bihi Abdi

Who is MBA _ Resume

Arrow
Arrow
Slider

Haween sheegay in Xisbiga UDUB ku fashilmay khiyaamo uu la damacsanaa

Hargeysa (Kulmiye.Org)- “Maalin hore ayey noo timi anagoo ah dumarkii lagu dhacay Jiifoo-Jaq, gabadha (Xaaska) Badhasaabka Maroodi-Jeex, waxaanay nagu tidhi sheekadiinan (Mashruucii la dhacay)  baan wax idiin ka qabanayaa, dabadeed shalay (dorraad) bay gabadhi nala soo hadashay. Waxay tidhi, dumarkiini la dhacay oo 50 Dumar ah ayaa la idin doonayaa, laba Bas ayaa la idiin soo dirayaa, waxa la idin ...

Read More »

Dr Maxamed Cabdillahi waa cad ceed iyo waa san oo u beryey Somaliland

Marka hore waxaan salaamayaa dhammaan umadda reer Somaliland meel wallba oo ay ku sugan yi hiinba,kuna ciida farxad iyo ray raynta munaasabadda 18 May, oo ay ka soo wareegtay 19 sanno  m aalintii  aan la soo noqonay karaamadeenii iyo sharftii dalkeenna. Waxaan ilaahay subxaane wataca ale ka baryayaa , inuu dalkeenna ka yeelo kii nabad iyo caano lagu wada nagado, ...

Read More »

Halkan ka Daawo Muuqaalada Billicda Le ee Deegaanka Saaxil

Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Wefti k Tirsan xisbiga KULMIYE oo uu hoggaaminay Guddoomiyaha Warbaahinta iyo Wacyigelinta Xisbiga KULMIYE Maxamed Cilmi Aadan (Maxamed Ilkacase) , ayaa socdaal laba maalmood qaatay ku soo maray tullooyinka iyo degmooyinka Gobolka Saaxil, kaasoo salka ku hayay qiimaynta hawsha kaadh-qaadashada ee la soo gebogebeeyey shalay.

Read More »