http://www.kulmiye.com/the-candidates/

Click here to see who is Musa Bihi Abdi

Who is MBA _ Resume

Arrow
Arrow
Slider

Wefti uu Hoggaaminayo Guddoomiyaha Warbaahinta KULMIYE oo Socdaal ku soo Maray Tuulooyinka Gobolka Saaxil

Berbera-(KULMIYE.ORG)-Wefti ka kooban xildhibaanno iyo masuulliyiin ka tirsan KULMIYE oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Warbaahinta iyo Wacyigelinta Xisbiga KULMIYE Maxamed Cilmi (Maxamed Ilkacase), ayaa kormeer ay ku qiimaynayaan sida ay u socoto hawsha qaadashada bedelaada kaadhadhka cusub ee doorashooyinka oo maanta soo gebogebowdey ku soo maray magaalada Berbera, Degmada Sheekh, Laasadawaco, Gidhays iyo tuulooyin kale.

Read More »

DALJIRE: 26ka Juun…Kana Siib Kanna Saar, By A. Geeljire

Dubbe iyo Doolaal  duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha.  Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay.Waa laba aan debec yeelan oon hadal diirkaba saarin deelqaafna wuu ka dhacaa. Haddana inay is dilaan iyo dudmana loogama yaabo. Waa niman aan dan ka yeelan dadka kay ku arkaan waxay diidan yihiin ...

Read More »

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Ee Xisbiga KULMIYE oo kulan xogwaran ah loogu yeedhay

London( Kulmiye. Org) 18 May 2010, Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Xisbiga KULMIYE, Dr. Maxamed Cabdillahi Cumar, ayay dawladda Ingiriiska iyo xubno ka tirsan bulshada caalamku oo ay ka mid yihiin Maraykanka, Spain iyo wadama kale ku martiqaadeen inuu warbixin ka siiyo siyaassadda Xisbiga KULMIYE uu ku hogaamin doono Somaliland haddii ay doorashada ku guulaystaan. Kulankan oo la filayo inuu ka ...

Read More »

Hoggaanka Xisbiga KULMIYE oo ka Qaybgalay Xuska 18 May oo Lagu Qabtay Hoolka Cali-Maarshaal

Hargaysa (KULMIYE.ORG)-Hoggaanka sare ee Xisbiga KULMIYE, ayaa maanta ka qaybgalay munaasibadda Xuska Sanbnad-guurada 19-aad ee ka soo wareegtay markii Somaliland xoriyadeedii luntay dib ula soo noqotay, taasoo xisbiga KULMIYE xafad uu ku maamuusayo qiimaha 18 may leedahay ku qabtay Hoolka Cali-maarshaal ee ku yaalla Xarunta xisbiga,islamarkaana ay ka soo qaybgalleen boqollaal dadweyne ah oo sitay calammaa Somaliland iyo kuwa KULMIYE.

Read More »

Wasiirka Daakhiliga..Oo Ka Soo Shaqeeyey Hay’ado Ay Adag Tahay Sida Sharkooda Looga Nabadgelo ..Waxa Uu Bar-madaw ku Yahay Dimuqraadiyada” Saleebaan Xuquuq

Wasiirka Daakhiliga..Oo ka soo shaqeeyey hay’ado ay adag tahay sida sharkooda looga nabadgelo..Waxa uu Bar-madaw ku Yahay Dimuqraadiyada” Saleebaan Xuquuq Afhayeenka ururada xuquuqal-insaanka Somaliland iyo hawlwadeenadii komishanka ee xabsiga loo taxaabay oo xadhigoodii ka hadlay Hargeysa (Kulmiye.org)- Afhayeenka Isbahaysiga Ururrada Xuquuqal-insaanka Somaliland oo ka kooban 28 urur oo u doodda xuquuqda bani’aadamka Mr. Saleebaan Ismaaciil Bullaale (Xuquuq), ayaa si kulul ...

Read More »