http://www.kulmiye.com/the-candidates/

Click here to see who is Musa Bihi Abdi

Who is MBA _ Resume

Arrow
Arrow
Slider

Md Maxamuud Xaashi Cabdi Oo Loo Magacaabay Kaaliyaha Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga

(Kulmiye.org) Iyadoo hadda ay si toosa u cadeyeen komiishanka qaranka ee doorashoyinku in doorashadi dhacayso haddii alle idmo bisha June, ayaa waxaa socda qaban qaabada Xisbi kasta ugu suxul duubanyahay siduu u heli lahaa codadka ugu badan. Taasi waxay keentay in xisbi kasta gudihiisa is dhiso oo magacaabo xilalkii doorashada, haddaba Xisbiga Kulmiye oo hore u magacaabay garabyadii u qaabilsana ...

Read More »

Xeerka Anshaxa Mafrishka. By A .GeelJire

Dubbe iyo Doolaal duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha. Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay.Waa laba aan debec yeelan oon hadal diirkaba saarin deelqaafna wuu ka dhacaa. Haddana inay is dilaan iyo dudmana loogama yaabo. Waa niman aan dan ka yeelan dadka kay ku arkaan waxay diidan yihiin ...

Read More »

Komishanka Oo Sheegay Inay Hawshii Serverku Dhantahay Doorashaduna Aaanay Wakhtigeedii Ku Dhacayso

Hargeysa (Kulmiye.org) Komishanka Doorashooyinka Qaranka, ayaa maanta ku dhawaaqay Liiska natiijada codbixiyeyaasha Doorashada Madaxtooyada ee ka soo baxday xogtii lagu keydiiyay Server-ka. Afhayeenka komishanka Doorashooyinka Maxamed Xirsi ayaa sheegay in doorashada lagu geli doono xogta uu ilaa hada keydiyay Servarku taas oo buu yidhi laga saaray ku dhawaad 70,000 oo caruur ah iyo kuwo si khaldan isu diwaangeliyay.

Read More »

WAR-SAXAAFADEED : XISBIGA KULMIYE OO MAGACAABAY GUDDIGA OLOLAHA DOORASHADA EE QURBOJOOGGA

Osmana Sahardiid Adaani (Xidhiidhiyaha Qurbajooga Kulmiye) Iyadoo la tixgalinayo ahmiyadda dheeraadka ah ee ay leedahay doorashada madaxtooyadu, lana midaynayo waxqabadka xubnaha iyo taageerayaasha xisbiga KULMIYE ee qurbaha.  Waxa aynu ka war haynaa in doorashoyinki Madaxweynaha iyo K/xigeenka ee Somaliland, sida la filayo, inagu soo fool leeyihin dhowaan, haddi eebe idmo.  Sida aynu ogsonahay xisbiga Kulmiye waxa uu aad ugu faanaa ...

Read More »

London: Xaflad Dhidibada Loogu Taagay Urur Samafal oo Loogu Magac-daray Marxuum Cali Maarshaal

Jidka u dhexeeya Hargeysa iyo Berbera ee uu ka dhacay shilkii Cali Maarshaal ku geeriyooday oo ururka Somaliland Forum dib-u-dhis ku samayn doono “Markii Cali Maarshaal dhintay waxaan go’aansaday in aan siyaasadda …” Guddoomiye-xigeenka 2-aad ee KULMIYE London (Jam)- Xaflad ballaadhan oo dhidibada loogu taagay urur samafal ah oo loogu magac-daray Allaah ha u naxariistee marxuum Cali Xaaji Muxumed Guuleed ...

Read More »

Xisbiga KULMIYE Oo maanta Gaadhi ugu deeqay Jaamacadda Burco

Hargeysa (Somaliland.Org)- Xisbiga KULMIYE ayaa maanta Gaadhi ku wareejiyay Jaamacadda Burco ee xarunta Gobolka Togdheer. Munaasibaddii guddoonsiinta Gaadhigan ee Jaamacadda oo maanta lagu qabtay Xarunta dhexe ee Xisbigaas ee magaalada Hargeysa, ayaa wax aka qayb galay masuuliyin kala duwan oo ka kala socday Jaamacadda Burco iyo

Read More »