http://www.kulmiye.com/the-candidates/

Click here to see who is Musa Bihi Abdi

Who is MBA _ Resume

Arrow
Arrow
Slider

Dr Maxamed Cabdillahi Cumar: Dawladaha Adduunku Waxay Daahir Rayaale u Arkaan Madaxweyne Xilkiisi Dhammaaday

(HNWLondon)Xoghayaha arrimaha dibadda ee Xisbiga Kulmiye Dr. Maxamed Abdillaahi Cumar ayaa waraysi xiiso badan siiyay shabakadda Caalamiga ah ee Hadhwanaagnews, waraysigan oo aanu kaga qaanay magaalada London ee carriga Ingriiska wuxuu ahaa mid aanu ku waydiinay arrimo ay kamid yihiin, doorashada madaxtooyada, aragtida bulshada caalamka ee ku wajahan Somaliland, siday dunida u aragto maamulka

Read More »

Roobab Khasaare Gaystay Iyo Gudoomiyaha Xisbiga Oo Kormeer Ku Soo Maray Gobahaas

Roobab laxaad leh ayaa khasaare balaadhan  u geystay guud ahaan  Gobolada dalka ee ay ka da’een qaarkood, roobabkaas ayaa kii ugu ballaadhnaa uu u geystay khasaare Magaalada Hargeysa ,  sida illa hada aanu wararka ku helaynana  waxaa dhintay  ilaa tiro dad ah oo lix qof gaadhaya, Dooxada Goblay ee Xaabaalena  Gawaadhi ayuu qaaday sida aanu illa hada wararka ku

Read More »

UDUB Oo Afwayntay Goostay !

Siyaasiyiintii ugu Miisaanka Cuslaa, Uguna Tirada Badnaa ee UDUB oo Ku Soo Biiray Xisbiga KULMIYE Farxaddii KULMIYE, Cududdii Isbeddel-doonka UDUB, Jabkii UDUB iyo Hayaanka Geeddiga loo Ballamay “Inta jecel in horumarka, qaranimada iyo mustaqbalka Somaliland waxay u tahay ferxad, waxaanay dhabar-jab iyo naxdin ku tahay inta inta gowskooda ka talisa ee aan garaad badan lahayn” Muuse Biixi Cabdi

Read More »

Isbadal Doonkii UDUB Oo Ku Soo Biiray Xisbiga Kulmiye, Xaflad Balaadhan Lagu Soo Dhaweeyay

Hargeysa (Kulmiye.org)-Xisbiga KULMIYE Oo Xaflad BalaadhanHargeysa(Kulmiye.org)- Xisbiga  KULMIYE ayaa maanta xaflad balaadhan oo ay ku soo dhawaynayeen garabka isbedel doonka xisbiga UDUB ku qabtay Huteelka KAAH ee Bariga Hargeysa. Siyaasiyiinta ku soo biiray xisbiga KULMIYE  waxa Hoggaaminayay Wasiirkii hore ee Caafimaadka iyo shaqada Md. Cabdilaahi Xuseen Iimaan (Darawal) iyo Guddoomiyaha Garabka Isbedel doonka UDUB Md, Axmed Sandoon Xasan waxaaba xubno ...

Read More »

Madaxweyne Rayaale Oo Ka Mushahar Batay Madax Badan Oo Dunida Horumartay

Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa meel sare ka galay liiska mushaharaadka ay qaataan Madaxweynayaasha dalalka dunida, kuwooda ugu magaca iyo maalka badan. Madaxweyne Rayaale oo hoggaamiya dal curdin ah oo aan weli aqoonsi ka helin beesha caalamka, islamarkaana aan lahayn dhaqaale lugo adag ku

Read More »