http://www.kulmiye.com/the-candidates/

Click here to see who is Musa Bihi Abdi

Who is MBA _ Resume

Arrow
Arrow
Slider

Maxuu Maanta Ka Yidhi? Kaabad Shaydaan By A Geeljire

DALJIRE Kaabad Shaydaan By A. Geeljire Dubbe iyo Doolaal duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha. Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay.Waa laba aan debec yeelan oon hadal diirkaba saarin deelqaafna wuu ka dhacaa. Haddana inay is dilaan iyo dudmana loogama yaabo. Waa niman aan dan ka yeelan dadka ...

Read More »

Xildhibaan Dhugad:”Ninka ugu fog baan ahay inuu galo UDUB”

Hargeysa ( iftin news) Xildhibaan Dhugad oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Guurtida ee sida weyn ugu kacsan Xukuumadda Somaliland iyo Xisbiga Udub, dhawaan intaan guddida Joogtada ah oo uu Guddoomiye u ahaana intaan xilka laga qaadin Olole xag jirnimo ah ku qaaday xukuumadda ayaa sheegay war dhawaan ku soo baxay saxaafadda oo sheegayay inuu UDUB ku buuray uu ahaa been ...

Read More »

Waan Ciyaarayaa Iyo Ciyaarimaysid By A. Geeljire

Abdillaahi Geeljire Dubbe iyo Doolaal  duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha.  Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay.Waa laba aan debec yeelan oon hadal diirkaba saarin deelqaafna wuu ka dhacaa. Haddana inay is dilaan iyo dudmana loogama yaabo. Waa niman aan dan ka yeelan dadka kay ku arkaan waxay ...

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Oo Cusbitaalka Hargeysa Ku Booqday Cheif Caaqil Cabdi Iimaan Cawad

(Kulmiye.org Hargeysa, Somaliland) Gudoomiy Xisbiga Kulmiye Md Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maalintii shalay cusbitaalka magaalada Hargeysa ku soo booqday Chief caaqil Cabdi Iimaan Cawad oo Xabbaddo ka xaqdarani ku dhaceen  Dorraad kadib markii uu wasiirka ciyaarahu amar ku soo bixiyay in dhalinyaro tartatan ciyaareed uga socday Hargeysa Stadium in xabado nool lagu furo.  Cheif Caaqil Cabdi Iimaan Jaamac  ( ...

Read More »

Saddexda Xisbi Siyaasiy oo si wada-jir ah u saxeexay Xeerka Anshaxa Doorashada

Hargeysa (Kulmiye.Org)- Saddexda Xisbi Siyaasi ee Somaliland, ayaa maanta si wada-jir ah qalinka ugu duugay Xeerka Anshaxa Doorashooyinka. Munaasibaddii lagu kala saxeexday Xeerkan oo ay ka qayb galeen Guddoomiyayaasha Guddiyada Doorashooyinka Somaliland iyo Ghana iyo sidoo kale hoggaanka sare ee saddexda Xisbi siyaasadeed, ayaa maanta lagu qabtay Hutel Maansoor ee Magaalada Hargeysa.

Read More »