http://www.kulmiye.com/the-candidates/

Click here to see who is Musa Bihi Abdi

Who is MBA _ Resume

Arrow
Arrow
Slider

Dadwaynow Ciyaar Kubadeed Iyo Xabado Toogasho ahii Ma Is Qabtaan? Jawaabtu Waa Maya!

Wasiirka Wasaarada Ciyaaraha Somaliland  Maxamuud Siciid Maxamed, ayaa beeneeyay isla hadalkiisii xalay ee uu ku eedeeyanay xisbiga KULMIYE inay garoonka kubada Cagta ee Hargeysa Stadium  si sharci daro ah ugu qabteen  tartan  ciyaareed  oo  Xidhiidhka Kubada Cagta iyo wasaaradiisu toona aanay hore waxba oga ogayn, hase yeeshee shir Jaraa’id oo uu isku suldaaradeeyay hadana oo maanta hadaba ku qabtay Xafiiskiisa ...

Read More »

Xukuumada Riyaale Oo Ciyaarihii Kubadana Dhalinyaradii Iska Hortaagtay

Dhaawacii Oo Lagu Dawaynayo Cisbitaalka Guud Ee Magaalada Hargeysa Wasiirka ciyaaraha Somaliland waa qayral mas’uul Ku fashilmay shaqadiisii  aan dhalinyaro garoon isugu timid oo tartan kubadeed uga socdo u soo kaxaystay todoba baabuur bilays oo tikniko saarantahay. Wasiirka qayral mas’uulka ah ayaa ku andacooday in dhalinyarada tartanku uga bilaabmay ay ahaayeen xisbiga Kulmiye sidaa darteedna uu  amar ku bixiyay in ...

Read More »

Marwo Aamina Waris Oo Berbera Kasoo Degtay, Si Weyna Loogu Soo Dhaweeyey Madaarka

Marwada koowaad ee Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Marwo Aamina waris Sheekh Maxamed ayaa maanta siweyn loogu soo dhaweeyey madaarka Berbera raxan dadweyne ah oo watay giidiid calamo qoyan iyo calanka kulmiye waxaanay taageerayaasha xisbigaasi kala hadashay taageerayaasha xisbiga kulmiye xarunta xisbigaasi ee Berbera waxaana ay ka hadashay Dekeda Berbera iyo gobolka saaxil waxaanay tidhi “waxaan idiinka mahadnaqayaa soo dhaweyntiina diiran waxaan ...

Read More »