http://www.kulmiye.com/the-candidates/

Click here to see who is Musa Bihi Abdi

Who is MBA _ Resume

Arrow
Arrow
Slider

ABAAL RAAGAY RAG IYO GEEL BAA LEH , XISBIGA KULMIYENA WAXA UU WACAD KU MARAYAA

ABAAL RAAGAY RAG IYO GEEL BAA LEH , XISBIGA KULMIYENA WAXA UU WACAD KU MARAYAA IN UU IDIIN ABAAL CELIN DOONO.Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Degamda M/Haybe Maxamed Yusuf Siciid Mudadii uu xilka hayay xisbiga UDUB oo ah siddeed sanno wax waxqabad ah oo uu qabtay ma jirto waxaynu ognay xukuumadda maanta talada haysaa in aanay fulin wixii loo igmaday taas ...

Read More »

Taliyaha Boolisku Muxuu Cismaan Hindi Iyo Jug-Soo Dhacay Xafladaha Udub Uga Mamnuuci Waayay

Saqadhe Dubad mid ayaan leeyahay, Riyaalena mid midbaan leeyahay Mucaaradkana mid baan leeyahay Saqadhe Dubad waxaan leeyahay amarada aad bixinayso horta ku fuli Jug Soo Dhacay iyo Cismaan Hindi.  Marka la arko adiga oo Hoteelada ay Udub shirarka ku qabsanayso ciidan keenay anagana markaas aad naga helaysaa inaanu kuwayagana joojino.  Saqadhi Dubad, waxaanu kuu aragnaa askari ka amar qaata Dahir ...

Read More »

Kulun Dhexmaray Xildhibaan Cumar Sanwayne Iyo Xildhibaan Jim Karrygiannis

Toronto, Canada April 2 ,(Kulmiye.org) Xlidhibaan Cumar Sanwayne oo ka tirssan golaha wakiilad Somaliland ahna xubin ka mid ah gudida arimaha dibada ee golaha wakiilada Somaliland ayaa ay kulmmeen maanta xildhibaan Jim Karrygiannis oo isna ka tirasan golaha baarlamanka dalkan Canada lagana soo doorto deegaanka bariga Agentcourt ee xaafada Scarborough.

Read More »

Sign The Hargeisa Hospital Petition Please..

The Hargeisa Regional Health Board has been rehabilitating and rebuilding Hargeisa Group Hospital -the biggest referral hospital in Somaliland from 1991-up to now on a volunteer basis. The president disbanded and reprimanded them without consulting the community who selected them, or not even saying thank you.

Read More »