http://www.kulmiye.com/the-candidates/

Click here to see who is Musa Bihi Abdi

Who is MBA _ Resume

Arrow
Arrow
Slider

Shir Xisbiga Kulmiye Ee Magaalada Toronto Ku Soo Dhaweeyeen Xildhibaan Cumar Sanwayne( Daawo Sawirada)

(Toronto,Kulmiye.org)  Gudida iyo taageerayaasha xisbiga Kulmiye ee magaalada Toronto ayaa maalintii Sabtidii si weyn shir balaadhan ugu soo dhaweeyay xildhibaan Cumar Sanweyne oo booqasho khaas ah ku jooga maagalada Toronto.  Xildhibaan Cumar Sanwayne oo ka tirsan gudida arimaha dibada ee golaha wakilada Somaliland ayaa hada booqasho bil ah ah ku jooga magaaladan Toronto. Shirkani wuxuu oo ka dhacay bariga

Read More »

Xaflad Wayn Oo Xisbiga Kulmiye Ku Qabtay Magaalada Birmingham

(Birmingham , Kulmiye.org) Xaflad ballaadhan oo kulmisay qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa ka dhacday magaaladda caasimadda labaad ee waddanka Ingiriiska Birmingham, Xafladan oo ahayd mid noceedu ku cusub yahay qurbajooga waxaa soo agaasimay Xisbiga Kulmiye laantiisa Birmingham, waxaana ka soo qayb galay siyaasiyiin ay kamid ahayeen, Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Kulmiye

Read More »

Guddoomiyaha KULMIYE oo jawaab ka bixiyay hadal ka soo yeedhay Maamul-gobolleedka Puntland

Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) ayaa hanjabaada maamul goboleedka Garoowe ka soo yeedhay dhawaan ee ku saabsanayd in weerar ay ku soo qaadi doonaan Somaliland ku tilmaamay in ciidamada qaranka Somaliland iyo shacbi waynuhuba ay isku raacsan yihiin difaaca dalka ugana digay maamulka Garoowe in xuduuda Somaliland iyo Somalia iyo guud ahaanba

Read More »

Cisman Hindi Ha La Yaabina Waxaa Uu Ahaan Jiray Gaashaamistee

Cisman Hindi Ha La Yaabina Waxaa Uu Ahaan Jiray Gaashaamistee. Qofkii Aan Aqoon U Lahayn Ereyga ‘Gaashamiste’, Reer Hamarka Hargeisa Jooga Ha Waydiiyo ‘Ninka yidhi wax baan gani anigoo gol iyo cayn jooga, garnaylkaan ridi ayaan gudub cad gudub u weydaarin, godka lagu cadaabyoow muxuu go,uhu been sheegay,’ Sayid Abdalle Hassan, hanjabada Cisman Ee Uu xildhibaan  Nacnac kula dul kufay ...

Read More »

Waxaan Idinka Raali Galinayaa Hadalada Ka Soo Yeedhay Cali Guray

KU: AXMED MAXAMED SIILANYO KU: XUSBIGA KULMIYE KU: DADKA SOMALILAND KA RAALI GALI WAXAAN KA RAALI GALINAYAA DADKA SOMALILAND EE SHARAFTA LEH,  XUSBIGA KULMIYE IYO HALYAYGA WAYN EE SHARAFTA LEH EE AXMED MOXAMAD SIILANYO, HADALADA KA SOO YEEDHAY NIN AANU HABRO-WADAG NAHAY EE LA YIDHAA CALI  MAXAMED YUSUF  (CALI GURAY) OO LAGU SHEEGO INUU YAHAY AF-HAYEENKA XUSBI ISKU SHEEGA UDUB.

Read More »

Cali Guray Wuxuu Yidhi Kulmiye Gaboose Ayaan Uga Baxay, Hadana Wuxuu Yidhi Jug-soo Dhacay…

Cali Guray Wuxuu Yidhi Kulmiye Gaboose Ayaan Uga Baxay, Hadana Wuxuu Yidhi Jug-soo Dhacay- Hargeysa Aniga Ayuu Magan Iigu Yahay Waad Salaamantiin  Shacabka Somaliland Iyo Saxafada gaar ahaan Webekadaha Wararka iyo Aragtiha Naga Gudbiya. Dhacdo waliba taariikh leh maalin waliba sumad iyo sowrac gaara leh, Qofkastana  kartidiisa iyo aqoontiisa  Raganimadiisa iyo xilkasnimadiisa leh. Waxay Ahayd daraad markii Nin Loo han waynaa oo  shacabka ...

Read More »