http://www.kulmiye.com/the-candidates/

Click here to see who is Musa Bihi Abdi

Who is MBA _ Resume

Arrow
Arrow
Slider

Cismaan Hindi, Waa Cismaan Guulwade

Gudoomiyaha xisbiga Udub u qaabilsan guulwadaynta  iyo sheeko baralayda mr Cismaan Sirilanki, Ops Cismaan Hindi,  ayaa baryahan dambe shaqadiisii ka dhamaan wayday inuu hadba Daahir Riyaale u saaro barnaamijka loo kiraystay ee ah aflagaadada mujaahidiinta iyo raggii dalka soo xoreeyay ee afkaagu yaanu ku ciilin.

Read More »

US STATE DEPARTMENT REBUKED SOMALILAND GOVERNMENT ON HUMAN RIGHTS

For the second year running, US State Department strongly berated Somaliland government on human rights violations. It is lamentable rather than improving the malaise highlighted in the similar report in 2008, Riyale administration took the opposite path. It was incumbent on President Riyale to remedy the ills depicted in the report and lead the country back to the rule of ...

Read More »

2010 Fiscal Year: A time to remember the late CA, Ali Gulaid

It was a sunny morning; I went to Crown Hotel in the west side of Hargeisa. I had, in that place, an appointment with Ali Gulaid (may Allah bless him). It was now fifteen minutes before the appointment time. I sat in one of the huts in the hotel and asked a waiter walking there in my sight to get ...

Read More »

Xafladda Xisbiga Kulmiye Ee Maalinta Sabtida Ka Muuqo oo Ha Ka Maqnaan

(Kulmiye.org) Waxaa Magaalada  Birmingham oo ah caasimada labaad ee dalka Ingriiska looga diyaar garoobayaa  shir ballaadhan  oo ay  qabsanayaan taageerayaasha Xisbiga  Kulmiye. Shirkan oo ay laanta Xisbiga Kulmiye ee magalaada Birmingham isku soo duba ridayso ayaa noqon doona shirarka xisbiga ee dalka Ingriiska kuwii ugu waawaynaa.

Read More »

Musuq Maasuq Ma lay Baraa Maxjar Diin Ma Lay Furaa By A. Geeljire

DALJIRE Dubbe iyo Doolaal duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha. Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay.Waa laba aan debec yeelan oon hadal diirkaba saarin deelqaafna wuu ka dhacaa. Haddana inay is dilaan iyo dudmana loogama yaabo. Waa niman aan dan ka yeelan dadka kay ku arkaan waxay diidan ...

Read More »