http://www.kulmiye.com/the-candidates/

Click here to see who is Musa Bihi Abdi

Who is MBA _ Resume

Arrow
Arrow
Slider

WAR-SAXAAFADEED: -XISBIGA KULMIYE EE DALKA AUSTRALIA

Shir waynihii labaad ee garabka xisbiga kulmiye ee dalka australia oo saddexdi bilodba mar la iskugu yimaado ayaa maanta oo bishu tahay 14th,feb,2010. la iskugu yimi xarunta dhexe ee xisbigu ku leeyahay magaalada Sydney, waxaana ka so qaybgalay 63 xubnood oo isugu jira musuuliyiinta iyo taageerayaasha xisbiga ee  kala  degen magaalada sydney iyo hareereheeda iyadoo ay wakiilo iyaga metela soo ...

Read More »

Fadeexadaha Musuqmaasuq ee Hadheeyey Wasiirka Xoolaha

(Hargeysa Jam)- Guddiga Dhaqaalaha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa shaaca ka qaaday in Wasiirka Xannaanada Xoolaha Dr. Idiris Ibraahim Maxamed uu diiday inuu horyimaad guddigooda si wax looga waydiiyo fadeexado musuqmaasuq iyo madmadow hadheeyey shaqadiisa oo ku qotoma dhoofka xoolaha noola.Shir-jaraa’id oo xubnaha Guddiga Dhaqaalaha shalay ku qabteen xarunta Golaha Wakiillada waxay kaga dhawaaqeen in muddo ka badan saddex bilood ay ...

Read More »

Tacsida Marxuum Cabdiraxman Axmed Cumar (AHN)

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Xisbiga KUMIYE, Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, ayaa isagoo ku hadlaya magaciisa, ka xisbiga iyo ka qoykiisaba wuxuu tacsi u dirayaa Mujaahid Axmed Cumar Faarax “Jaray” oo inankiisii Cabdiraxiim Axmed Cumar uu shalay shil gaadhi ku geeriyooday isagoo jooga Abudabay.

Read More »

DALJIRE Kanna Waa Kuma Xaaji By A. Geeljire

Abdillaahi Geeljire Dubbe iyo Doolaal  duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha.  Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay.Waa laba aan debec yeelan oon hadal diirkaba saarin deelqaafna wuu ka dhacaa. Haddana inay is dilaan iyo dudmana loogama yaabo. Waa niman aan dan ka yeelan dadka kay ku arkaan waxay ...

Read More »

Somaliland elections: Observers welcome progress towards setting date for poll

Somaliland elections: Observers welcome progress towards setting date for poll February 8th, 2010 Comments Off For further information contact: Jo Barrett t: +44 (0)7940 703911 For immediate release Somaliland elections: Observers welcome progress towards setting date for poll As part of the UK-based team coordinating election observers for the much-delayed presidential elections in the internationally unrecognised Republic of Somaliland, Progressio ...

Read More »

Xuska Munasabasabdda sanad-guurada 37aad ee ka soo wareegtay Geeridii Abwaan Timacadde

Hargeysa (kulmiye.com)- Munaasibad lagu xusayay sannad-guuradii 37aad ee ka soo wareegtay Abwaan Cabdilaahi Suldaan Timacade, ayaa xalay lagu qabtay magaalada Hargeysa. Munaasibadaas waxa ka qaybgalay madaxda axsaabta Mucaaradka, aqoonyahano, abwaano, salaadiin iyo martisharaf kale. Ugu horayn, Boobe Yuusuf Ducaale oo hadal ka jeediyay halkaas, waxa uu ku dheeraaday taariikhdii Cabdillaahi Suldaan

Read More »