http://www.kulmiye.com/the-candidates/

Click here to see who is Musa Bihi Abdi

Who is MBA _ Resume

Arrow
Arrow
Slider

Gud. Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Shirka Common Wealthka

Waftigii Uu Hogaaminayo Gud. Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Shirka Common Wealthka Ee London Ka Socda. Gud. Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiilada Somaliland mudane C/casiis Maxamed Samaale iyo wafti uu hogaaminayo ayaa si rasmiya loogu casuumay shirka wadamada Common Wealthka oo haatan si rasmiya uga socda magaalada London. Shrika waxaa ka qayb galay ilaa 40 dawladood ...

Read More »

YAA INA HABAARAY –DHAMMAAD

Waxaad moodaa in habaarki kacayba, kolka aad dhugato ood dhegaysato soo-dhoweyntii Hargeysi ku qaabishay Musharaxa Madaxweynaha Gud. Axmed Siilaanyo. Waxa muuqatay kalsoonida, qadarinta iyo rajada shacabi weynahu ku qabo hoggaanka Kulmiye. Waxa wadhi raacday UDUB iyo madaxdii dhowrka jeer ku celcelinaysay hadalo deelqaaf ah iyo ceeb qaran oon geedna loogu soo gaban, ilaa gaadhsanaa…Silaanyo waa inuu cafis weydiistaa…Dadweynahu wey marag ...

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Hambliyeeyay Ciidanka Qaranka Somaliland

Ciidaanka Qaranka Somaliland Oo Bila Darajo Ku Soo Gaadhay Sanadkii 16 aad Tamar darada Daahir Riyaale Awgeed. Kulmiye.org:- Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE  Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa dad gaadhaya illa 950  qof oo isugu jiray Taageerayaasha KULMIYE, Ururada Bulshada, Hay´adaha Caalamiga ah qaarkood iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada rayidka ah, maanta uga waramay socdaal muddo bil ah qaatay oo ...

Read More »

Diyaarad Khaas Ah Oo Md Axmed Silanyo Kaga Imanayo Maalinta Axadda Ethiopia

January 30th, 2010 Comments Off Addis Abab (kulmiye.Org) Guddomiyaha xisbiga Kulmiye Md Axmed Maxamed Silanyo ayaa soo gaadhay magaaladda Addis Ababa ee casimada dalka Ethiopia maalintii arbacadii, isagoo safar kaga soo noqday dalka Maraykanka. Guddomiye Silanyo ayaa intii uu joogay magaaladda Addis Ababa ayaa waxu kulamo la yeshay safiirka dalka Ingiriska u fadhiya Ethiopia, safiirka Maraykanka u fadhiya Ethiopia, iyo ...

Read More »