http://www.kulmiye.com/the-candidates/

Click here to see who is Musa Bihi Abdi

Who is MBA _ Resume

Arrow
Arrow
Slider

Md Cabdiraxman Sylici Oo Jawaab Ka bixiyay Hadalkii Dalanbaabiga Ahaa ee Riyaale

“Sida cadceeda ayey muuqataa inuu Siilaanyo, isaga [Rayaale] uga lexejeclo badan yahay dalkan iyo dadkan oo intii uu u soo halgamayey…….. Murashaxa jagada Madaxweyne-ku-xigeenka xisbiga KULMIYE Mudane Cabdiraxman Cabdiraxmaan C. Ismaaciil (Saylici) Hargeysa (Jam)- Murashaxa Jagada Madaxweyne-ku-xigeenka xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa jawaab ka bixiyey hadalkii Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin shir jaraa’id oo uu ...

Read More »

Md Muse Biixe Cabdi Oo Jawaab U Qalanta Hadalkii Riyale Kaga Jawaabay

(kulmiye.com)  Thursday, January 21, 2010 Guddoomiye Ku-xigeenka Koobad Ee Xisbiga Kulmiye, Muj: Musee Biixi Cabdi -Ku simaha guddoomiyaha KULMIYE ahna guddoomiye ku xigeenka 1aad ee xisbigaas Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si adag u naqdiyay khudbadii uu Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin, Salaasadii doraad ka jeediyay aqalka Madaxtooyada, waxaanu ku tilmaamay mid aan lahayn meeqaamkii hoggaamiye Madaxweyne iyo madaxweyne ku xigeen dhawr iyo ...

Read More »

Cismaan Saxardiid Cadaani Oo Loo Magacaabay Xidhiidhiyaha Laamaha Xisbiga KULMIYE ee Qurbajoogga

XISBIGA MIDNIMADA IYO HORUMARINTA SOMALILAND XISBIGA MIDNIMADA IYO HORUMARINTA SOMALILAND KULMIYE Ref: XK/XAD/0029/2010 Date: 20/01/2010 KU: Md. Cismaan Saxardiid Og: Hoggaanka Xisbiga KULMIYE Ujeedo: Magacaabis Xil Xisbiga KULMIYE markuu arkay muhimadda hawlgallada taageerayaasha xisbiga KULMIYE ee ku dhaqan qurbahu ay u leedahay horumarinta hawlaha qaran ee xisbiga, tixgalinna siiyay baahida loo qabo in la xidhiidhiyo lana kobciyo laamaha xisbiga ee ...

Read More »

War saxaafadeed Xisbiga Kumiye ee Minnesota

Munaasabad xogwaran iyo soo dhoweyn ah ayaa lagu qabtay Hilton Hotel Minneapolis habeenimadii Axadii ee taariikhdu ahayd 01/17/2010 munaasibadaas oo ahayd soo dhoweyn iyo xogwaran ayaa waxaa lagu soo dhoweeyey waftigii uu hogaaminayey Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Axmed Maxamed Maxamuod Siilaanyo iyo marwadiisa Amina Weris oo ay weheliyeen Xogyahayaha arimaha Dibeda ee Xisbiga Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, Gudoomiyaha North America ...

Read More »

Halkan Ka daawo Video-gii Khudbadii Gudoomiyaha Ee gobolka minosota

Video-Ga 1 aad http://www.youtube.com/watch?v=8hTyZG2qFU8&feature=player_embedded Video-Ga 2aad http://www.youtube.com/watch?v=OOAL98uAsto&  feature=player_embeddedhttp://www.youtube.com/watch?v=OOAL98uAsto&feature=player_embedded Video-ga 3aad http://www.youtube.com/watch?v=7awVYbL7wlQ Waxa maalintii Axadda ee Bishan January ahayd 17, 2010 kasoo degay garoonka dayuuradaha ee MSAP kasoo degay wafti uu hogaaminayo Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye isla markaana ah musharax Madaxaweynaha ee aadka loo saadaalinayo inuu ku guulayso tartarnka madaxtinimada ee dhowaan ka dhici doona Jamhuuriyadda Somaliland. Weftiga guddoomiya waxa garoonka

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Oo La Wada Kulmay Jaaliayada Washington DC/ Virginia Iyo MaryLand

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa habeenki Sabtida ee bishu ahayd Jan16  ay xaflad wayn ku soo dhaweyeen Jaaliyada Washington DC/Virginia. xafladaas oo ahayd mid si  heer sare ah loo soo agaasimay waxaa lagu qabtay Huteelka wayn ee la yidhaa Westin Hotel oo ku yaala daanta dhinaca gobolka Virginia.  Waxaa halkaa wafdiga ku soo dhaweeyay dadweyne boqolaal ...

Read More »

Warsaxaafadeed Ka Soo Baxay Labada Xisbi Mucaarid ee Kulmiye Iyo Ucid

War-saxaafadeed Fadhi deg deg  ah oo madaxda sare ee labada xisbi qaran UCID IYO KULMIYE isaga yimaadeen maanta oo ay taariikhdu tahay 18/1/2010 oo ay isla qaadaa dhigeen xaalada guud ee dalku maraayo gaar ahaan khilaafkan kazoo laba kacleeyay Golaha Guurtida taasoo ula muuqata inay caqabad ku noqonayso geedisodkii dimuqraadiyada iyo doorashada madaxtooyada ee qabanqaabadeeda lagu gudo jiro, waxay  Dood ...

Read More »