http://www.kulmiye.com/the-candidates/

Click here to see who is Musa Bihi Abdi

Who is MBA _ Resume

Arrow
Arrow
Slider

Xoghayaha Arimaha Dibada Ee Xisbiga Kulmiye Oo Ay Waraysatay Shabakada Hadhwanaagnews

London-HNW)- Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Xisbiga KULMIYE  Dr .Maxamed C/laahi Cumar ayaa sheegay in wadamada  beesha caalamka ee Somaliland  taageeraa ay sugayaan  doorasho xor iyo xalaal ah oo ka dhacda Somaliland, isaga oo xusay in arrimo badan oo siyaasad iyo horumar leh oo beesha caalmku Somaliland ka caawin lahayd ay u dabran yihiin doorashada. Dr.Maxamed C/laahi Cumar wuxuu sidaasi ku

Read More »

Cisbitaalka Magaalada CiiriGaabo Oo U Xidhmay Maamul Xumada Riyaale

Ceerigaabo(HWN):-Cusbitaalka Magaalada Ceerigaabo ayaa la sheegay inuu xidhan yahay labadii  bilood ee u danbeeyey oo aanay haba-yaraatee wax shaqo ah ka socon, kadib markii agaasime iyo isu-duwe cusub wasaarada caafimaadku u magacowday Gobolka Sanaag ay diideen inay xilalka qabtaan. Isla markaana masuuliyiintii hore ee xilka hayey uu wasiir kuxigeenka wasaarada cadaalada Yuusuf Ciise [Talaabo] oo

Read More »

Ciidamada Qaranka Somaliland oo galay gudaha Buuhoodle.

Ciidamada Qaranka Somaliland oo galay gudaha Buuhoodle. Monday, 02 November 2009 Burco(Togdhnews)-Cutubyo ka mid ah ciidamada qaranka somaliland ayaa gudaha u galay magaalada buuhoodle,ka dib markii nin sheegtay inay ka dambeeyeen qaraxyadii ka dhacay laascaanood ee uu ku dhintay taliyihii qaybbta 12aad ee ciidanka qaranku,uu ka hadlay ilaacad FM,oo ku taal halkaas.

Read More »