http://www.kulmiye.com/the-candidates/

Click here to see who is Musa Bihi Abdi

Who is MBA _ Resume

Arrow
Arrow
Slider

Komishankii Cusbaa Oo Hogaan Iska Dhex Doortay

Hargeysa (Somaliland.Org)- Komishanka cusub ee Doorashooyinka Somaliland, ayaa shalay isla qaatay xubin ay u xuleen Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka. Xubnaha Komishanka cusubi waxay Guddoomiye u doorteen Eng. Ciise Yuusuf Maxamed (Ciise Xamari) oo ka mid ah Xubnaha uu Madaxweynuhu soo xulay, ka dib markii ay shalay kulan ku

Read More »

Shirkii Xisbiga Kulmiye ee Bariga Magaalada London

London(Oodweynenews)-Waxa shalay oo ahayd Sabti ka dhacay bariga magaalada London gaar ahaan xaafada aadka reer Somalilandku ugu badan yihiin ee Woolwich shir weyn oo ay soo qaban qaabiyeen Gudoomiyaha iyo kuxigeenkiisa ee cardigan ingirriska ee xusbiga Kulmiye gaar ahaan gudoomiyaha xafadan Woolwich Maxamuud Caseyr. Ugu horeyn Gudoomiyaha laanta Woolwich ee xisbiga kulmiye oo shirka furay waxa uu mahadnaq usoo jeediyey ...

Read More »

Shir Balaadhan Oo Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye Ku Yeesheen Toronto.

Toronto, Canada –  Shir balaadhan ayaa maalinti Sabtidii ay isugu yimaadeen taageerayaasha xisbiga Kulmiye e magaalada Toronto ee dalka Canada.  Ujeedadooyinka shirkaas ayaa isugu jiray guud ahaan arimo badan oo la xidhiidha xaalada Somaliland iyo gaar ahaan dar dar galinta hawlaha xisbiga ee laanta magaalada Toronto.

Read More »

Guddoomiyaha Maxkamada Sare oo Dhaariyay Komishanka Cusub (SAWIRO)

Hargaysa (Halganews)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Maxamed Xirsi Oomane ayaa saaka toddobada xubnood ee loo soo magacaabay Komishanka ku dhaariyay xarunta Madaxtooyadda Somaliland, waxaana xafladda dhaartu ay ka hor dhacday Madaxweynaha Somaliland oo ay weheliyaan labada guddoomiye ee labada xisbi mucaarid Axmed Siilaanyo iyo Feysal Cali Waraabe

Read More »

Wasiirka Maaliyada Oo Is Hortaagay Gunooyinkii Shaqaalaha Kastamada

Shaqaalaha dawladda oo dhawrkii bilood ee ina dhaafay aan wax mushaharooyin ah qaadan iyo Bangiga dhexe dakhliyaraani soo food saartay Hargeysa (Jam)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Md. Xuseen Cali Ducaale (Cawil), ayaa la sheegay inuu horjoogsaday lacag gunnooyin ah oo hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan horumarinta ee UNDP ugu talogashay shaqaalaha ka hawlgala kastamada dalka.

Read More »