Test2

Hoggaanka KULMIYE oo ku Dardaarmay Ilaalinta Xisbinimada iyo ka Qaybgalka Diiwaangelinta

Garabka Haweenka KULMIYE oo Hambalyo iyo Dhiirigelin u Sameeyey Murrashaxiinta Madaxweyne iyo Ku-xigeenka Xisbigu Doortay Hargeysa (KULMIYE)- Guddoomiyaha, ahna murrashaxa jagada madaxweyne ee xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Guddoomiye-ku-xigeenkiisa kowaad Maxamed Kaahin Axmed, ayaa ku dardaarmay ilaalinta nidaamka xisbinimo iyo ka qaybgalka diiwaangelinta codbixiyayaasha oo la filayo in dhawaan Guddiga Doorashooyinku bilaabaan si loogu galo doorashooyinka soo socda. ...

Read More »

“Doorashada KULMIYE waxay Aniga ii ahayd guul siyaasi ah…Muuse Biixi waxa uu ka soo baxay dugsiga uu Axmed Siilaanyo ku soo aflaxay”

Hargeysa (KULMIYE)- Wasiirkii hore ee Wasaaradaha Arrimaha Dibadda iyo Ganacsiga Somailand Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, ayaa ku tilmaamay guul siyaasi ah oo uu gaadhay natiijada doorashadii golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE ku soo saareen murrashaxiinta madaxweyne ee Muuse Biixi iyo ku-xigeenkiisa Cabdiraxmaan Saylici. Dr. Maxamed Cabdillaahi waxa uu sheegay in fikir siyaasi ah oo ay jirtay waqti uu keli ku ...

Read More »

Wasiir Xaglo-toosiye oo Caddeeyey inuu Qancay Natiijada Doorashadii Golaha Dhexe ee KULMIYE

Hargeysa (KULMIYE)- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye), ayaa mar kale ka hadlay mowqifkiisa natiijadii ka soo baxday doorashadii Golaha Dhexe ee KULMIYE uu ku tartamay jagada madaxweyne-ku-xigeenka xisbiga uga qaybgali doona doorashooyinka guud ee dalka, kaasi oo uu ku guulaystay Madaxweyne-ku-xigeenka hadda xilka haya Md. Cabdiraxmaan Saylici. Dr. Xaglo-toosiye oo casuumad mahadnaq ah hoolka shirarka ee ...

Read More »

Khudbaddii Guddoomiyaha KULMIYE ee ka Jeediyey Shirkii 5aad Golaha Dhexe ee Murrashaxnimada loogu Doortay

Mahadnaq: Madaxweynaha Jamhuuriydda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Maxamud (Siiraanyo), Aas-aasihii Xisbiga KULMIYE, Xubnaha Golayaasha Qaranka ee kala duwan, xubnaha sharafta mudan ee Golaha Dhexe marti-sharafta, Dhallinyarada, Haweenka, Ergooyinka Beesha Caalamka, Xisbiyada Qaranka, Saxaafadda, dhammaantiin ASCW. Kal fadhiga 5aad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga KULMIYE, waxa aan ka mahad-celinayaa sida sharafta, maamuuska iyo milgaha leh ee aad iigu doorateen in aan ...

Read More »

Khudbadii Madaxweynaha ee xidhitaankii Shirka 5aad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga KULMIYE

Bismilaahi Raxmaani Raxiim. Ø Hoggaanka, Guddiga Fulinta iyo Xubnaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye, dhammaan waxaan ku hambalyeynayaa guusha uu ku dhammaaday shirkii  Shanaad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga ee labada maalmood socday. Ø Waxaan Hambalyeynayaa labada Musharax ee Xisbigu u doortay tartanka doorashada soo socta, waxaan u rajaynayaa guul. Ø Waxaan u hambalyeynayaa Wasiirka Caafimaadka, Mudane Saleebaan Ciise Axmed ...

Read More »

Khudbaddii Madaxweynaha Somaliland ka Jeediyey Shirweynaha 5aad ee Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE

Kulmiye Party

  SALAASA, 10/11/2015   Bismillaahi Raxmaani Raxiim   Hoggaanka, Guddida Fulinta, Xubnaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye iyo marti sharafta kale ee ka soo qayb gashay madashan, Asalaamu Calaykum Wa Raxmatullaahi Wa Barakaatu. Mudanayaal iyo Marwooyin; Ugu horeyn, mahad oo dhani, waxaa iska leh Allaheenna weyn, ee inagu manaystay nimcooyinkiisa kala duwan, gaar ahaanna maanta inoo suurtogeliyey, in aynu nabad ...

Read More »