Test2

Shirweynaha Labaad Ee Xisbiga Kulmiye Oo Si Rasmi Ah Uga Furmay Hotel Ambaasadoor.

March 29th, 2008 [News] | Hargeysa(Somaliland.org) Shirweynaha Labaad Ee Xisbiga Kulmiye ayaa si rasmi ah uga furmay maanta Hotel Ambaaasadoor ee caasimada Hargeysa. Shirweyanahan oo si weyn loo soo agaasimay waxa ka soo qayb galay in ka badan lix boqol iyo kontay xubnood oo isugu jira ergay,goobjoogayaal iyo marti sharaf kale,waxayna ergada shirka ka soo qaybgashay gaadhaysaa 573-Ergay oo ka ...

Read More »

Shirweynihii Xisbiga Ee 2aad Oo Ka Furmaya Hotelka Weyn Ee Ambassdor Hotel Subaxa Sabtida Ee March 29, 2008

Shirweynihii 2aad ee xisbiga KULMIYE ayaa hadii EBBE idmo ka furmaya hotelka weyn ee loo yaqaan Ambassdor Hotel 10:00 subaxnimo ee saacada Somaliland. Shabakada www.kulmiye.com waxay sedexda maalmood ee shirku soconayo idinka haqab tiri doontaa wararkii shirka iyo sawiradiisii ugu yaraan sedex goor maalintii. Ha hu daymo la’ aan inaad soo booqato www.kulmiye.com si aad aanad meel kale uga xigan ...

Read More »

Rayale’s Republic of Clanistan (Awdalnews Editor’s View)

Awdalnews March 27, 2008 – 14:37 Rayale’s Republic of Clanistan The policy of divide and rule is the mainstay of colonial administrations and dictatorial rulers. It is only through division along tribal lines that such shaky governments retain power and consolidate their grip on the life of their subjects. Rayale’s recent announcement of new regions and districts in Somaliland is ...

Read More »

Xukuumada M/weyne Riyaale Iyo Xisbul Xaakimka Udub Oo Wada Qorshayaal Ay Ku Carqaladaynayaan Shirweynaha 2-aad Ee Xisbiga Kulmiye.

March 27th, 2008 [News] | Hargeysa (Somaliland. org) Xukuumada uu hogaamiyaha ka yahay Madaxweyne Riyaale iyo xisbiga talada dalka haya ee UDUB ayaa wada qorshayaal ay ku carqalad gelinayaan xaalada nabad gelyo iyo habsami u socodka shirweynaha labaad ee xisbiga KULMIYE oo lagu wada inuu maalinta sabtida ah ee todobaadka soo socda ka furmo Hotel Ambaasadoor ee caasimada Hargeysa. Inkasta ...

Read More »

KULMIYOW XUSUUSO

Axmed Carwo KULMIYOW XUSUUSO Waa Shirweyne ididiilo. Waa kulan aqooneed. Waa maxfal wax-garad. Waa Gole geesi. Waa ardaa dhalinyaro. Waa madal bushoweyn oo kulmisay qayb kasta oo bulshada Soomaliland, gobal kasta, degmo kasta, dhalin iyo waayeel, rag iyo dumar, maal-qabeen iyo muruq-maal, dal-joog iyo qurbo-joog. Waxay hadhsanayaan daladda Kulmiye. Waa shirweynii labaad ee xisbiga. Waa shir miisaan gaar ah leh, ...

Read More »

Xasaaad Iyo Maamuus Madaxweyne Jiri Mayso Wixii ka Dambeeya 15 April

Wednesday, 26 March 2008 Ahmed Haji Yussuf Dualeh, London, UKGudoomiyaha Kumishanka doorashooyinka Maxamed Yuusuf Axmed is casilaadiisu waa khiyaamo aan geed loogu soo gabban.Maxamed Yuusuf wuxu ahaa ninkii sartu ka qudhuntay markii lagala soo hadhay labadii xubnood ee la’ laallay. Murankii ka dhashay ayaa waxa ku lummay mudo ka badan 4 Bilood oo keentay in 4 bilood iyo badh kalena ...

Read More »