Test2

Somaliland: A Peaceful Transfer Of Power

Somaliland has peacefully inaugurated its 4th President, and the second directly elected President since the restoration of sovereignty in 1991. After a free and fair election on the 26th of June, 50 years after Somaliland independence from the United Kingdom, Somaliland has once again

Read More »

Waasto, Xildoon Iyo Tayo

by Ahmed Arwo Saacado ayaa ka hadhay intii hoggaanka cusubi xilka dalka la wareegaayey, sidoo kale ayey isla waqtigaasi ka hadhsan yahay inta xukuumadda cusub lagu dhawaaqaayo. Waxa bulshada hor iman doonta xukuumaddii la sugaayey oo kooban, tayo leh oo qancisa dadweynaha Somaliland ee u jeelay

Read More »

Safiirkii Hore Ee Faransiiska U Fadhiyay Djibouti Oo Madaxweynaha Cusub Ku Booqday Gurigiisa

Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Wefdi uu hogaaminyo Safiirkii hore ee Faransiiska u fadhiyay dalka Jabuuti Mr. Dominic, ayaa maanta ka soo degay madaarka caalamiga ah ee Cigaal International Airport ee magaalada Hargeysa. waxaana wefdiga halkaa kusoo dhoweeyay wakiilka Somaliland u fadhiya dalka Faranasiiska Mudane Cali Sheekh, xoghayaha arrimaha debeda ee xisbiga Kulmiye Dr.Maxamed C/llaahi iyo masuuliyiin kale oo ay ka mid ahayd Marwo Adna ...

Read More »

Xisbiga Kulmiye Oo Munaasibad Mahad Naq Ah U Qabtey Xubnihii Ugu Firfircoona Ololahii

Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Munaasibad loogu mahadnaqaayey dhamaan xubnihii ugu firfircoonaa wakhtigii ololaha doorashada madaxtoooyada ee kulmiye ku guuleystye ayaa lagu qabtey hotelka Imperiyal Ee Magaalada Hargeysa . Munaasibadani oo ay aheyd mahadnaq dhamaan gudidii ololaha degmooyinka gobolka maroodijeex ayaa waxaa kazoo qayb galley Madaxweyne kuxigeenka ladoortey Ee Somaliland Mudane C/raxmaan C/laahi Shire {Saylici}.gudoomiyaha ololaha xisbiga kulmiye ee gobolka maroodijeex Xildhibaan Axmed Maxmaed Diiriye ...

Read More »