Test2

Madaxda Xisbiga KULMIYE oo Kumanaan Dadweynaha Reer Hargeysa ah Kula Hdlay Fagaaraha Beerta Xoriyadda.

Hargeysa-(KULMIYE.ORG):- Kumannaan qof oo ka mid ah taageerayaasha Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE, ayaa maanta isu soo bixii ugu ballaadhnaa ee ololaha doorashada Madaxtooyada ka sameeyey Magaalada Hargeysa, kuwaasoo Hoggaanka sare ee KULMIYE kala hadleen fagaaraha Beerta Xorriyada ee Caasimadda. Isla markaana waxay xukuumadda Rayaale ku dhalliileen wax qabad la’aan, dib-u-dhac, Musuqmaasuq, Boob hanti dadweyne iyo ku tumasho shuruuceed.

Read More »

DALJIRE Markaad Foodka heshaan Maxaan Kaa Filanaa 2

By A. Geeljire Dubbe iyo Doolaal  duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha.  Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay.Waa laba aan debec yeelan oon hadal diirkaba saarin deelqaafna wuu ka dhacaa. Haddana inay is dilaan iyo dudmana loogama yaabo. Waa niman aan dan ka yeelan dadka kay ku arkaan ...

Read More »

Cawilow Afweynaba Amaan Baad La Hoos Joogtay

Cawil Cali Ducaale hadal badan la odhan maayo, waa caadadiis inuu halkaa ku soo gaadhay guulwadayn iyo kalsooni darro naftiisa haysata oo hadba uu madaxweyne amaano Illa Afweyne oo uu hoos joogay maalintii xukunka laga riday.  Cawil waxa laga hayaa afweyne erayadii uu ku odhan

Read More »