Test2

Warsaxaafadeed Ka Soo Baxay Labada Xisbi Mucaarid ee Kulmiye Iyo Ucid

War-saxaafadeed Fadhi deg deg  ah oo madaxda sare ee labada xisbi qaran UCID IYO KULMIYE isaga yimaadeen maanta oo ay taariikhdu tahay 18/1/2010 oo ay isla qaadaa dhigeen xaalada guud ee dalku maraayo gaar ahaan khilaafkan kazoo laba kacleeyay Golaha Guurtida taasoo ula muuqata inay caqabad ku noqonayso geedisodkii dimuqraadiyada iyo doorashada madaxtooyada ee qabanqaabadeeda lagu gudo jiro, waxay  Dood ...

Read More »

Shalay Iyo Maanta: Mahadhooyinka Weedhaha Siyaasadeed Ee Mujaahid Muuse Biixi Cabdi

Qormadeenan todobaadlaha ee shalay iyo maanta ee aynu ku daraaasayno isbadalka siyaasiyiinta iyo mawaaqiftooda xisbiyada oo aynu kusoo qaadano siyaasi kasta mahadhooyinkiisa weedhaha siyaasadeed ee uu wakhtiyo kala duwan kasoo jeediyey masraxa siyaasada iyo fagaarayaasha khudbadaha laga jeediyey, oo aynu mid kasta ku muujino waayihiisa siyaasadeed ee shalay iyo maanta kana soo qaadano kalmado koob kooban ayaa waxaynu qormadeena maanta ...

Read More »

Jaaliyada Reer Somaliland Ee Minosota Oo Si Heer Sare Ah U soo Dhaweeyay gudoomiyaha Xisbiga Iyo Wafdigiisii

(Kulmiye.Org Minnesota MN USA) Maanta saacadu markii ahayd 1120 AM wakhtiga Central time ee woqooyiga Maraynkan, ayaa waxaa garoonka dayuuradaha ee MSP ee Minnesota ka soo degey waftigii uu hogaaminayey Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ahmed Mohamed Siilaanyo isla markaana ah Musharaxa Madaxweynaha Jamhuuriyada S/land , waftiga waxaa garoonka dayuuradaha ku soo dhoweeyey boqolaal qof oo ah jaaliyada S/land ee degan

Read More »

Gudoomiye Siilanyo Oo Dawlada Maraykan U Soo Bandhigay Siyaasada Xisbiga Kulmiye

Waxaa  maanta lagu qabtay magaalada Washington shir balaadhan oo ay dawladda Maraykanku soo abaabushay oo loogu talagalay  wafitgii uu hogaaminayay Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Axmed Maxamed Maxamuud Silaanye ee uu weheliyay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee KULMIYE, Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, inay kaga warbxiyaan xaaladda siyaasadeed, dhaqaale iyo nabadgalyo ee Somaliland, kuna soo bandhigaan siyaasadda xisbigoodu ku hogaamin doono Somaliland.

Read More »

Gudoomiyaha Oo La Kulmay Mudane DonalD Payne Iyo Madax Ka Tirsan Wasaarada Arimaha Dibada Maraykanka

Guddoomiyha Xisbiga KULMIYE, Mudane Axmed Maxamed Maxamud Silaanyo, oo uu weheliyo Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee KULMIYE, Dr. Maxamed Cabdillahi Cumar, oo hadda booqosho rasmi ah ku jooga dalka Maraykanka ayaa maanta kulammo la yeeshay Guddoomyaha Guddiga Afrika ee Baarlamaanka Maraykanka, Mudane Donald Payne iyo masuuliyiin sare oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka.

Read More »

BAAQ KU WAJAHAN SHIRGUDOONKA GOLAHA GUURTIDA

KU: Gudoomiye kuxigeenka koowaad iyo labaad ee Golaha guurtida; Sheekh Axmed Nuux Furre iyo Siciid Jaamac Cali. KA. Golaha qurba jooga S/land ee Yurub iyo Waqooyiga America. Iyadoo Somaliland sanadihii u danbeeyeyba ay shicibkoodu la tacaalayeen , lana kacaa kufayeen horumar la’aanta dhinacyada; dhaqaalaha, caafimaadka, waxbarashada iyo guud ahaan adeegyada bulshada, ayaa waxaa labadii sano ee u danbeeyeyna dalka gil-gilay ...

Read More »