Xisbiga KULMIYE oo Sabtida xaflad ballaadhan u qaban doona taageereyaal CUSUB

 Waxa magaalada Hargeysa, Hotel-ka Adams inn lagu qaban doona haddii ALLA idmo maalinta Sabtida ee bisha May tahay 13 – 2017, munaasabad ballaadhan oo lagu soo dhoweynayo taageereyaal badan oo ka soo jeeda degaannada Aw Barkhadle, Qool buulalle iyo Celliyo ee degmooyinka Gacan-libaax iyo Sallaxllay Related

Review Overview

User Rating: Be the first one !
0

 Waxa magaalada Hargeysa, Hotel-ka Adams inn lagu qaban doona haddii ALLA idmo maalinta Sabtida ee bisha May tahay 13 – 2017, munaasabad ballaadhan oo lagu soo dhoweynayo taageereyaal badan oo ka soo jeeda degaannada Aw Barkhadle, Qool buulalle iyo Celliyo ee degmooyinka Gacan-libaax iyo Sallaxllay